updated 8:32 AM MDT, Apr 25, 2017
A+ A A-

Somaliland: 9 xubnood oo katiran xibiga WADDANI ayaa Xukumada siilaanyo xabsiga dhigtay.


HARGAYSA -(Dilla-Press) Xukumada Somaliland ee gadhwadeenka uu u yahay siilaanyo ayaa 9 xubnood oo dhalinyaro siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI xabsiga u taxaabtay , Dhalinyarada Xabsiga loo taxaabay ayaa Mamuuliyiin ka  ahaa Degmada Axmad dhagax ee magaaladda Hargaysa.

Masuulinyiinta la xiray ayaa  magacyadoodu kala yahiin Guleed Ismaaiil Cismaan,iyo Cawil Cabdilaahi Axmed iyo dhalinyaro  kale oo ka tirsan  laanta xisbiga ee xaafada Maxamuud Haybe. Dhalinyradan oo aan wax faldambiyeed ah gacanta kula jirin ayaa waxa la soo qabqabtay iyaga oo isku diyaarinaayay soo dhaweynaha Gudoomiyaha Xisbiga Wadani  Cabdiraxmaan Cirro oo ku maqnaa safar Yurub ah.dhinaca kale xukumadda ayaa ku eedaysay inay abaabulaayeen Kacdoon  dadweyne oo lagaga soo horjeedo maamulka siilaanyo iyo Xisbigiisa KULMIYE,iyaga oo ku edeeyay sicir bararka iyo maamul faashil ah waa sida ay xukumadu hadalka u dhigtay eh, 20 maammood hore ayaa xukumadda siilaanyo Xabsiga u taxaabtay gudoomiyaga gudoomiyaga Guud ee garabka dhalinyrada xisbiga WADDANI,Maxamad Sadiiq Dhamane

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 38

Daawo Wasiirka dufaaca ee Maraykanka oo Djibouti yimid

DJIBOUTI-Wasiiru dufaaca Marayka ayaa jabuuti gaaray,wasiirka ayaa kahadley sobobta socdaalkiisan uu yu yimid Jamhuuriyadda Djibouti waxaanu sheegay in Djibouti ay u tahay saldhig mahiima oo ay kala dagaalami karaan budhacad badeeda iyo shabaab, waxa kale oo uu ka hadley in wakhti xaadirkan Soomaaliya u baahan tahay in laga caawiyo sidii loo dhisi lahaa ciidan keeda loona xasilin lahaa

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 18

Daawo Ceebta ku dhacday Fanaanad Mexican ah

Qalaadka hawada qofka oo ku jira oo aduunka laga fiirsanayo dhaca

Fanaanad Mexican ikan ah ah ayaa Masraxa ku ceebowday kadib markii ay wax ka soo dhaceen labada lugood dhexdooda iyo dhacdooyin kale oo qosol leh, qururlayda Koonka naag taashka loo saaray oo  daqiiqad gudaheed gudaheed ku weyday hadana,

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 17

Somaliland:Shalay iyo maanta ,maxaa ka dambeeyay faqash way tagaysaa Cabudhishka maamulka siilaanyo ku hayo shacabka

HARGAYSA (Dilla Press) Maamulka siilaanyo iyo kii Siyaad Bare midkee dadnimo iyo bani'aadamnimo fiican. balfiirso dumarkii SNM  iyo siilaanyo ku hadaaqi jiray maxaa ku dhacay. Maamulka siilaanyo ku hayo xarig dhac boob kubsi iyo caruurta oo kaba lala dulmaro ninka ka soo horjeesta Xisbiga kulmiye sida loo galo daawo. Kacdoonkii 1982 waxii uu ka bilaabmay maanta ma kaga  haboonaa

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 13

DAAWO Koomishanka doorashooyinka iyo seddexda xisbi ee Somaliland oo heshiish gaaray

Gudiga doorashooyinka Somaliland iyo seddex da xisbi oo heshiish gaaray

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 20

Subcategories