updated 8:32 AM MDT, Apr 25, 2017
A+ A A-

Idil Barkhad Cumar iyo heesta beer dumar

  • Published in Videos

Idil Barkhad cumar waa fanaanad cusub oo 2 todobaad gudahood caanka noqotay dhamaanba umadda Afka Soomaaliga ku hadasha

heeso ay soo saartay oo loo duubay si casri ah iyo codkeeda iyo style keeda oo aad ay ula dhaceen dhalinta Soomaaliyeed halkan ka daawo heesta