updated 7:42 AM MDT, Jul 30, 2017

Sir culus Djibouti oo mooshin dhexgaysay Baarlamaanka Soomaaliya dekeda Berbera

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa iska fogeeyay heshiishka Berbera ee Somaliland iyo DP World laakiin xildhibaano ayaa la sheegay in djibouti lacag ay soo siisay si ay  koonto ku haystaan geeska afrika, dhinacale diyaaradihii duqeeyay Awdal ayaa la sheegay inay uga dan lahayd in xasilooni daro ka abuurto somaliland

Wargayska News Week oo aan ka soo xiganay qayb kamida ayaa waxa uu qoray

The move comes after newly elected Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo requested last week the intervention of Saudi Arabia to persuade the UAE not to complete the establishment of a military base in Somaliland.

Ambassador Omar said that the Somali move came at the request of the Djibouti government.

“Djibouti seeks to have a monopoly over foreign military bases in the Horn of Africa,” he said.

And despite the protest, the UAE is continuing to grow its military and commercial expansion.

On March 10, the Puntland government announced that the UAE is close to winning a concession for the development and operation of Bosaso port, giving them another strategic gate way to East Africa overlooking the Gulf of Aden.

  • Written by Abdullahi
  • Category: War
  • Hits: 25

Dawladda Federalka Soomaaliya oo Mooshin ka dhan ah saldhiga Imaaraadka wada iyo Somaliland oo ka jawaabtay

Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga jawaabay Mooshin Baarlamaanka Federalku wado oo lagaga soo horjeedo Saldhiga Imaaraadku doonaayo inu ka dhisto Berbera Daawo

  • Written by Abdullahi
  • Category: War
  • Hits: 109

Daawo:Dhiigya cab Muuse Biixi oo iska Sasabay reer Awdal SNM vs Horyaal

Muuse Biixi oo reer Awdal sasababaya "in layiraa inanka snm waxa uu ahaa mujaahid taalona loo dhiso ka horyaal awdalna layiraa waxa uu ahaa faqash dhintay"
  • Written by Abdullahi
  • Category: War
  • Hits: 201

Daawo Qiso cajiiba maxisadi ninka noqotay

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa qiso cajiiba maxiisad nin noqotay warbixin ka soo korodhay Tv laga waraystay ninkii daawo https://youtu.be/PVH3-TdgbGM
  • Written by Abdullahi
  • Category: War
  • Hits: 180

Fanaanka Farxaan xidig oo saxaafada gobolka Awdal ku sheegay mid qaldan +daawo

Fanaanka caanka ah  ee farxaan xidig oo dhawaan ka soo laabtay Muqdisho oo uu in muda ahba fadhiyay , ayaa xaafada Awdal ka biyadiiday

  • Written by Abdullahi
  • Category: War
  • Hits: 2324

Subcategories

 
 

 

Google+