updated 5:56 PM MDT, Oct 13, 2017

Heeso dhagaysi ah








Daawo godobta Muuse Biixi ka gablay samaron iyo Isaaqba

Halkan waxaan diinku soo gudbinaynaa dhiigya cab Muuse Biixi oo xisbiga KULMIYE u sharaxan, nin Isaaqa gaar ahaan jibilbja Hab gobo oo ku cadaynaya in Muuse Biixi xasuuqay dad sshacab macalimiin Samaroonka oo har gaysa wax ka dhigayay, waxaa kale oo uu muuse biixi xasuuq ba'an u gaystay Qabiilka Garxajis ee Isaaq xiligii dagaalkii Burco 1994.1997. waxaa kale oo lagu sasuustaa dagaalkii 1991 4 febraayo oo uu xasuuq ba'an oo uu ku dilay dad Samaroona oo gaaraya 500 00 qof oo uu ku kala dilay dmagaakooyinka Dilla iyo Borama, iyo waliba 200 oo qof oo daarood ah  dawladii siyaad bare ka keentay dagaaladii 1977 itoobiya  oo xero qaxooti ku taal duleedka magaalada Dilla ee Dacawalay uu ku xasuusay

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 19

Dilla- Muuse Biixi qado maahee waa qadiyad,reer nuur iyo Garxajis kala gaynmaysid

DILLLA.Muuse Biixi oo raba ninuu Beelaha reer Nuur isku diro ayaa laka shiray Beelaha reer Nuur oo uu 40 neef oo Ariya iyo 2 geela u qalay, balse nasiib daro, waxaanu ogayn xiriirka qotadheer ee u dhaxeeya qarxajis iyo reer nuur, afar qof ee uu la shiray nina ma hayaan fikirkiisa iyo codkiisa qofna qof  codkiiisa qof kale oo aanu rabin uga qaadi mmaayo. KULMIYE na  intii uu talada hayay tobanaan nin oo reer nuura ayaa la khaarajiyay oo uu u dambeeyay yarkii Dilla lagu dilay iyo yarkii Arab siyo ee Hayay Datada codbiyiyayaasha, Muuse biixow reer Nuur Ilow sha dhawaa ma umul baa , Siyaasadii Ceelbardaalaynta cidii ka dambaysay waala og yahay cid kuu codaynaysana mala wax ba haku daalin Beelaha reer Nuur iyo Garxajis labaduba aanu ayay kuu hayaan

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 32

Dagaal culus oo saaka ka dhacay bartama Borama

BORAMA -Dagaal culus oo dhexmaray qabiilka Muusa fiin iyo ciidanka Bilayka Somaliland ayaa saaka ka dhex dilaacay bartamaha Magaalada Borama , gaar ahaan sisibta agteeda , meesha taangiga biyahu ooli jiray, oo ay isku haysteen Ilma dabshid oo Qabiilka Muusa Fiina  Habar Carfaan iyo gabiilka reer Axmed Jibriil Yoonis oo isku haysta jago wado ahaan jirtay laakiin hada wadadii xaga hore ka soo goday. askari ayaa dhintay  seddex kalena waa dhaawac halka dhinaca kale uu ka dhaawac may wiilk dhalinyara, wixii warara ee soo kordha kala soco Dilla Press

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 50

Kulankii Bashiir Goth iyo Ardayda Jaamacada Camuud

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa kulan xiiso leh oo ka dhacay jaamacada

2 aad

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 46

reer Dillaad oo mididii lagu qalijray sifaysanayaa Qudhiminayana u naagaynaya

Qaarkamida dibjirta reer Dillaaad ayaa qaarkamida siyaasiyiinta reer Dillaad ku balimaiyeen xoogaa lagacagana siiyeen si xisbiga WADDANI oo dhagax tuur yeeyoo laakiin arintan ayaa waxa ay u badhaadhehooda tahay dad qalatadii Subeeer Awdal oo u midiya lisanaya sidii ay dhulka reer nuur ee Ceelbardaale oo bixiyay ula wareegi lahaayeen kadib marka  dhiigyacab Muuse Biixi la doorto  , ee ay heleen aqlabiyad  Baarlamaan iyo Madaxweyne Qabyaaladiste ah aan ka hor istaagi karin wax kasta oo ay rabaan , iyada oo hamiga ugu weyn ee Subeer Awdal yahay sidii dhulka Samaroon ay u qaadan lahaayeen 12 tuulo oo hoos taga gobolka Awdal ayaa la rabaa sidii gobol ku sheegaya degmada Gabiley ee ka tirsan gobolka Waqooyi galbeed loo hoos gayn lahaa maamulkeeda,.

Waxma garatada maanta shiiday xisbiga wadani ma waxa ilaabeen dadkoodii hurdada ku gowraceen iyo ku wii jidka loo galay ee uu ka dambeeyay waliba Muuse Biixi oo ilaa hada cidloo dilay iyo cid mag laga bixiyay aanay jirin.

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 74

Subcategories

 
 

 

Google+