updated 5:56 PM MDT, Oct 13, 2017

Daawo Muuqaal Kooxda shabaab soo ban dhigtay M.Faroole wiil Adeer u yahay oo ahaa jaajuuskiisa

  • Published in Dhacdooyinka

Kooxda mayalka adeg ee shabaab ayaa soo ban dhigay wiil Faroole adeer u ahaa oo inta aan la dilin waraysi ay ka duubeen taariikh nololeed kiisa, Ninkan oo lagu magacaabi jiray Axmed Cabdullaahi Sheekh Maxamed Faroole ayaa u qaabilsanaa maamulka faroole Mukhaabaraadka kooxda alshabaab ee Buuraleyda GalGala

 

Tagged under Somalia
 
 

 

Google+