updated 5:56 PM MDT, Oct 13, 2017

DAAWO Ceebtii Aduunka waxyaabaha Afrikaanka Looga badiyo ciyaaraha Kubada cagta waa Lacag

  • Published in Dhacdooyinka

Ciyaaryahanada Afrikaanka oo looga shakiyay inay lacag qaataan siidii looga badin lahaa kooxdooda khaas ahaan markey u ciyaaradaan Xulka qaran kooda , marka kale  waxa ay u ciyaaraan si aad u khibrad badan,

Ceebtooda ayaa waxay soo baxday kadib markii Goolhayaha Xulka Nigeria  uu kubada inta uu gacanta ku qabtay uu ku tuuray goolkiisa si bareera ee laga diiday laguna daba jiro inuu hoos uga qaatay xulka Scotland oo ay la ciyaarayeen 28 5.14. Maadaama aanay afrika lahayn kooxo lacag leh oo ciyaar yahanada iibsada ciyaar yahanada caanka ah ee ka ciyaara kooxaha Yurub ayaan u ciyaarin si daacad nimo ah marka ay la ciyaarayaan xululka kale wadamadoodu taasi oo laga badiyo aduubkuna la yaabo sobobta iyada oo xigiha aduunka ugu caansan leh ay meel la gaarilaayihiin , ma lacagtaa dadaw bal fiiriya Videogan

Tagged under dhacdoyinka
 
 

 

Google+