updated 1:44 PM MDT, Jun 23, 2017

Daawo Baska Washington oo xayaysinaya consurimimadii ugu weynayd ee Islaamka lagula kaco

  • Published in Dhacdooyinka




Website ka la yiraah Islam jaw Hatered ayaa ayay siis weyn ku dhajistay gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya
magaalada Washington ee caamida wadanka Maraykanka. Waxaa ku sawiran Kulankii Hitler iyo Muftigii  Baitul Qudus ee
ha hor intii aan yahuuda la xasuuqin ka dhacay Germalka. Hitler oo la sheego in uu islaamka Jeclaa yahuudana aad u necbaa
isaga oo ku eedeeyay ee ku qoran Buugiisa Main Kemf oo ay halgan kaeygii , waxa uu ku sheegay dad aduunyada dulsaar ku ah oo raba inay aduunka dhaqaale ku qabsadaan mabdayo qalafsana ay ku faafiyaan.
caalamka sida guurka dadka isku jinsiga ah ee loo yaqaan khaniisiinta iyo ama jinsu saalis jinsiga seddexaad ay ugu yeeraan reer galbeedku,
oo haatan ruush ku si ba'an uga soo horjeedo aduun ka kalese aad ugu faafaya gaar ahaan kuwa aan awooda dhaqaale lahayn oo loogu han jabo

in gargaarka laga joojindoono hadii aanay xaquuq siinin dadkaasi sida Yugandha ku dhacday oo kale

waxaa kale oo baska ku qoran 3 meedlood aw meel waxaan u safarnaa wadanmada islaamka jooji cunsurinimada joogi caawimaada wadamada islaamka

 

Tagged under Somalia
 
 

 

Google+