updated 7:42 AM MDT, Jul 30, 2017

MUQDISHO-Wiil dhalin yaro ah oo Jaceyl dartiis is gawracay-(digniin sawir naxdinleh)



Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan oo aan looga baran dhamaanba dhulka Soomaalidu
degto wiil dhalinyaro ah ayaa kadib markii uu ku guuleysan waayay inuu guursado Gacalisadiisii ayaa
inta uu orad isqaaday waxa uu tagay Suuqa Bakaarha gaar ahaan Hiliblayaasha isaga oo ka xoogay
hiliblaha midi  kadib na waxa uu isku dayay inuu qudha iska jaro waxaanu mididii iskaga bilaabay-

-xaga hore ee qoorta wiil kii ayaa xanuun saday markii uu midida isku dhuftay waanu tuuray midii
isaga oo dhiig badan ka dareeraayo ayaa loola cararay Cusbitaalka, dhakhaatiirtii ayaa
weydiisay dadkii oo maxaa wiilka ku dhacay ayay ku yidhaah deen dadkii cusbitaalka keenay
waxaana loogu jawaabay jaceyl dartiis ayuu qoorta iskaga jaray.
Aabaha wiilka dhalay ayaa marka wax laga weydiiyo qosol uun u dhacaaya wax jawaabana aan bixinaynin

Muqdisho ,Soomaaliya

Dillapress.com

 
 
 
 

 

Google+