updated 7:50 PM MDT, May 24, 2017

Daawo wiil 17 jir geesi reer Syria ah oo naftiisa khatar u galiyay Haweenay xabadi ku dhacday

  • Published in Dhacdooyinka

Wiil 17 jir reer Suuriya ah ayaa  Haweenay  xabadi haleeshay xili tacshiirad lays dhaafsanaayay ciidanka Suuriya iyo ciidanka xorta ah ayaa naftiisa ku biimeeyay sidii uu u soo badbaadin lahaa xabadiina dhexqaaday  , wiilkan oo lagau magacaabo Cabdalleh khadir Rayxan  ayaa noqday geesiga sanadka. Hweenayda xabadu haleeshay aanay qaraabo ahayn  jaarna aanay ahayn balse bani'aadamnimo usoo badbaadiyay.

 

 

 
 

 

Google+