updated 5:56 PM MDT, Oct 13, 2017

Naag nin kufsan jiray madaxa ka jartay wadanka Turkiga-daawo

  • Published in Dhacdooyinka


Naagtan oo 26 jir ah ayaa madaxa ka goysay nin kan oo xoogi jiray, goob fagaara ah ayay
keentay madixii ninka halkaasi oo ay iskugu soo baxeen kunaan kun oo qof oo daawanaayay
Haweenaydan ayaa ku andacootay in ninkani sharafteeda iyo karaamadeeda uu meel kaga dhici jiray,  gabadhan oo lagau magacaabo Nevin Yildin waa hooyo laba caruura haysata.

 

Ninka kunfan jitay oo lagau maga caabi jiray Nurettin Gidar oo 25 sano jiray ayna ninkeeda Ilma adeer ahaayeen ayaa muqo 8 biloodaba caadatay inuu xoogo, waxaanau ku qaban jiray qori isaga oo ugu hanjabi jiray inuu tooganaayo hadii ay isku dayday inay
iska caabiso, ninkan ayaa waxakale oo uu ka duubi jiray Video teleefankiisa, gabadhan ayaa toogatay ninkan dabadeedna madaxa ka jartay, ciidanka Booliska ayaa xidhay gabadhii balse aabaheed ayaa u soo dacwooday sheegayna in nin kani uu dhibay . Gabadhan
oo sheegtay inay uur lixbilooda leedahay oo uu ninkani uu reeyay ayaa damacday inay iska soo rido , dhaqaatiirta ayaa sheegay inay gabadhani hore u damcay inay iska soo rido mar hare oo uu 14 usbuuc ahaa uurkeedu balse sharciga wadankaasi Turkiga ayaan ogolayn in Ilmo layska soo rido

 

 
 

 

Google+