updated 11:40 AM MDT, Mar 23, 2017
A+ A A-

Dhakhtaro indhaha ah oo qaliin bilaasha samayndoona sabtida iyo Axada

  • Published in Wararka
BORAMA-( dillapress.com) dhakhaatiir katimid Pakistan oo qaliinka indha iyo caafimaad kooda yaqaan ayaa ku sugan mahaalada Borama.Dhakhaatiirtan ayaa waxa ay fulinnayaan baadhitaanka caafimaad ka indhaha iyo qaliinkoodaba,waxaanay shaqayn doonaan sabtida bari ilaa axada .18ka bisha iyo 19ka bishan 3.2017. Waxaanay ku shaqayn doonaan bilaash inkasta oo la sheegay in shanboqol oo kun oo shilinka somaliland ah laga qaadi doono qofkii .Dhakhaatiirta ayaa cidii qalin u baahan qali doonta cidii caagimaad indhaha ah na dawayn doonta muraayadana bixin doona, mudada yar ee ay joogaan ayaa waxa ay wax u qabandoonaan ilaa 500 oo qof.

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+