Riix sawirka


 

 

Statistics

Members : 10391
Content : 3974
Web Links : 3
Content View Hits : 5269398

Random Image

No images

Analysis ggl

Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay,Video,TV, Wararka

Dadka Baasaabooradooda ku soo dhoofiya dadka kale oo la ogaaday

 

Comments  

 
0 #1 Safia 2013-02-19 21:13
Saca qal dibigu ha ku quustee! Si danta guud ee Somalia loo illaaliyo, waa in sharciga loo adeegsado ciddii ceeb u soo jiidaysa wadanka!!! Waxaa hubaal ah in Turkish gov't ay war galisay dowladihii passports-kaan bixiyay! Hadda waxaa dhib loogaysan qofkasta oo Somali ah oo wadamadaas ka baxaya ama soo galaaya! Magaca Somaaliyeed qiimeeya oo xumaanta ka illaaliya! Illaahow na astur!
-
Quote
 

Add comment

Fadlan fikirkaaga si xalaala oo xora uga dhiibo bogan,ahow qof ka dhowr soon cayda qabyaaladda, nacaybka, iyo karaamadilista dadka,dillapress.com waxa ay ka dhaxaysaa dhamaanba umadda Soomaaliyeed iyo inta kale ee xiisaynaysaba,Rayiyada dadku soo diraan ee ay ku cabiraan maaha kuwa aanu masuul ka nahay, qofna ma cabudhinkarno laakiin waxii dhibkeenaya waan ka ilaalilaa dadka,
Please comment! Tribalism, hate, Plagiarism. and Character assassination is not allowed. like our Facebook page and twitter ,support us


Bidvertiser ref

Dhacdooyinka Caalamka

Prev Next
 
 

Rayiga dadweynaha

Prev Next

Bulsho Xigtii & Xaftiiba Laga Madhiyay Part Two

Bulsho Xigtii & Xaftiiba Laga Madhiyay Part Two

Toqoshi- Qaybtii Labaad ee Taxanaha Silsiladii La Baxday Bulsho Xigtii & Xaftiiba Laga Madhiyay Ayaanu Halkii Ka Sii Wadaynaa' kolkay taariiqdu ahayd 1876kii ayaa dowladii masaarida qabsatay dhulkii soomaaliyeed dowlada masaaridu waxay caadadeedu ahayd inay nimanka boqorada ah kadeedan, kolkaa... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 07 Mar 2013 Hits:260 Maqaalada Fikradaha

Ciise haw cadhoonina Gadabuursi ee Ilaahay weydiista inaad Gadabursi ka badataan,

Waxaan  qalinka igu kalifaymaanta ee aan Maqaalkayganyar kaga hadlayaa Doorashadii Sayac iyo sida ay u dhacday, Ayuu ahaa gudoomiyaha doorashooyinku ee ku dhawaaqay natiijadda cidkasta waa ka war qabtaa waa nin ciise ah wax lays daba mariyay haba yaraatee ma jirto, dadka xaaraanta... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 25 Feb 2013 Hits:266 Maqaalada Fikradaha

Saddex Qodob Oo Xal u Ah Guuldarooyinkeena Siyaasaddeed

Osali-Hadaynu Araarteena Ku Sakaadh Wadhno Humaageen Guun ah’ Kubiloow Gurxanka Geesiga & Gurdanka Fardaha’ Ku Xiji Kun Labe iyo Ragaanba Koonkaba Joogin’ Sida Heeladu ay Inoo Sheegayso  Kabaal Nagi Bay Ku Cadahay Sidii Loo Kuudad Xumaa’ Docda Kale Go’do Ina... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 25 Feb 2013 Hits:335 Maqaalada Fikradaha

Sidee shacabka Somaliland ugu nool yahiin 22 sano international isolation

Is adkeyntu nonol maaha ee waa nacasnimo. 22 sano dal aan jirin dad aan dhoofi karin oo xataa xajka aan adi karin. ciidanka Somaliland Mishaarkoodu waa 10 dollar oo waliba aan lasiin 3 bilood. maanta magaaladda Hargeisa waxaa isku daldelay Askari ka... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 18 Feb 2013 Hits:1191 Maqaalada Fikradaha

Seddex qolo oo qawlkeena neceb by Abroone

Xasadnimada Waxaa Lala Xariirshaa Inay Bahwadaag Yihiin Saboolnimadda & Faqriga’ Docda Kale Xadaaradda ayaa Loo Saariyaa Inay Wax weyn Kala Dhaxayso Xaasidnimadda’ Dar Kalaa Qaba Nacaybshaha Gaamuray Wuxuu Yeeshaa Muunad Xasadnimo’ Hadaba Saddexdaa Kooxood ee aynu Dusha Ku Soo Xusnay... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 16 Feb 2013 Hits:226 Maqaalada Fikradaha

Reer Awdal State Dhamaantood Waxay Leeyihiin Doorashada Saylac Xaqbay Udhacday Lakiin Anigu Aragtidaa Maqabo 7Xildhibaan Kama Soobaxeen Ee 1 Ama 2 Xildhibanba ciise Kuyeelanlahaa

Reer Awdal State Dhamaantood Waxay Leeyihiin Doorashada Saylac Xaqbay Udhacday Lakiin Anigu Aragtidaa Maqabo 7Xildhibaan Kama Soobaxeen Ee 1 Ama 2 Xildhibanba ciise Kuyeelanlahaa hadaba aniga oo ah farhan adan warsame waxaan aad ulayabanahay bulshada gadabuursi ee daafaha calamka ku dhaqan... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 27 Jan 2013 Hits:237 Maqaalada Fikradaha

Waxan jawaabtan u dirayaa Cali Cabdi Coomey, warqaddiisa ah ? taariikhda zeilac.,?

         LAHAANSHA IYO TAARIIKHDA ZEILAC: JAWAAB KU SOCOTA CALI CABDI COOMEY(Hadhwanaagnews) Friday, January 11, 2013Waxan jawaabtan u dirayaa Cali Cabdi Coomey, warqaddiisa ah ? taariikhda zeilac.,? Ee Kusoo baxday Shabakada Hadhwanaag Waxan jawaabtan u dirayaa Cali Cabdi Coomey, warqaddiisa ah... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 11 Jan 2013 Hits:484 Maqaalada Fikradaha

Hawsha Guriga Oo Aad La Qabataa Waxay Keeni Kartaa Inaad Soo Jiidato Kalsoonida Iyo Jacaylka Xaaskaaga

Ugu yaraan toban daraasadood oo kala duwan isla markaana ay sameeyeen aqoon-yahano kala duwan oo dalal iyo qaarado kala durugsan ka soo kala jeeda ayaa si aad isugu dhow dhow u tilmaamay ahmiyada iyo kalgacalka ka beerma, marka Ninku Xaaskiisa... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 13 Dec 2012 Hits:603 Qoraalada (Qormooyin)

Natiijadii doorashadda ee Awdal iyo salal oo noqotay 98 % Gadabuursi

Natiijadda ayaa sheegaysa in dadka u badan gobolka ay 98% noqdeen beelaha Samaroon Taasi oo cadho ku abuurtay Beelaha dariska ah ee Isaaqa iyo Ciisa oo dadbadan ka keensaday Ismaamulka Etoobiya balse soo saari kari waayay wax kabadan min laba xildhibaan.... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 13 Dec 2012 Hits:619 Maqaalada Fikradaha

Gees-walba Laga Qayli Ee Ninka Siilanyo Xukunkiisow Amaanayeyoow Maantaba Eeg Mashaqadda Taagan iyo Cadaaladd Daridda Karkaaradda Jebisey.

Doorashadii golaha deegaanka ee dalka ka dhacday waxa ay daaha ka feydey tayadda iyo meeqaan xumidda hoggaanka dalka taladiisa haya iyo Gudidda Doorashooyinka Qaranka cadaaladd daradoodda.Waxa hore u  jiray werwer iyo walaac aadda oo xukuumadda manta jirtaa ka qabtay doorashadda... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 12 Dec 2012 Hits:636 Maqaalada Fikradaha

Faalo. Labaatan Sanno Kadib Maxay Ka Dhaxleen Reer Awdal, Salal Iyo Gabilay Dawladdii Ay Gacantooda Ku DHiseen.

Faalo. Labaatan Sanno Kadib Maxay Ka Dhaxleen Reer Awdal, Salal Iyo Gabilay Dawladdii Ay Gacantooda Ku DHiseen.

Ciise Ismaaciil AxmedTan iyo markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Somaliya 1991 waxaa lagaga dhawaaqay Waqooyi, Magaalada Burco 18 May gooni isku taaga Jamhuuriyada Somaliland.Kadib markii lagu hungoobay riyadii ahayd midawgii Somaliweyn, taasi oo dulmi iyo sad bursi aan loo... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 05 Dec 2012 Hits:638 Maqaalada Fikradaha

Rafaadkii Rajaa badashey!! Qormo xiise leh! Qalinkii Cabdullahi Calas Jimcaale

21-sano oo shacabka soomaaliyeed ay la noolaayeen xadgudbyo damiiri ah oo aad ufool xun, xadgudubyadaas oo isugu jirey dilal, xasuuq,kufsi, cuuryaamin, burburin iyo lunsasho hantida guud iyo mida gaar ahaaneed iyo balaayo idilkeed waxaa garwadeen ka ahaa Qabyaalad, Hogaamiye kooxeedyo,... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 03 Dec 2012 Hits:771 Qoraalada (Qormooyin)

Safarkeygii Hargeysa Iyo Sirtii Aan Soo helay!

Safarkeygii Hargeysa Iyo Sirtii Aan Soo helay!

    "Waxay ila tahay in kala goynta dalka ay ka fududahay in Ummadu is cafiso, wixii xukun dowladeed ahna si cadaaladi ku jirto loogu wada heshiiyo, Xaqiiqdiina waa waxa caalamku ina lahaa 20-kii sano ee lasoo dhaafey." “Nimaan Dhul Marin, Dhaayo... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 25 Nov 2012 Hits:1097 Maqaalada Fikradaha

Ma Anigaa Midiyo La’igu Qali La’ii Qarshaa’

Luton-Warley Waa Waxeedii’ Maantana Waxaanu u Soo Taagnayn in Hubkii Ka Haray Dowladii Dhexe ee Somalia Una Badnaa Hoobiyaal’ la yidhaahdo Waa la Soo Qabtay Waana Lagu Daba Joogay Baryahaanba  Tii yoo La Buun buuniyay Loona ekaysiiyay Xaajo Uguba Horayna... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 05 Nov 2012 Hits:1272 Maqaalada Fikradaha

kismaaayo ka xorrowday Alshabaab ee goorma ayay Borama ka xoroobi alshabaabta waqooyi (SNM Somaliland)!

Laga soo bilaabo 1988 aboodfalada qabiiliga ah ee lagula kacaayay shacabka reer Awdal ee Soomaalimimadda jecel ayaa marba marka ka dambaysa sii xoogaysanaaya , 1991 ayaa jabhada SNM ay u suurta gashayinay hantiyaan gobolka Awdal ka dib markii ayka  baxeen ciidan... Read more

Hassan - avatar Hassan Be the first to comment! 19 Oct 2012 Hits:1243 Maqaalada Fikradaha

TACSI:Innaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

Aniga iyo xaaskayga, carruurtayda, iyo reer Aare oo dhan ka socota kuna socota walaahay reer Cabdilaahi Ismaaci oo dhan iyo reer Miigane oo dhan meel kasta oo ay joogaanba: Safiya, Najiib, Hinda, Xuseen, Cali iyo Malyuun oo hooyadiid Yusur Miigane... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 24 Sep 2012 Hits:1394 Qoraalada (Qormooyin)

Warqad furan oo ku socota Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliyeed

Qore: Dr. Augustine P. Mahiga Walaalayaal, Marwooyin iyo Mudanayaal, Asalaamu Caleykum, Waxaan warqaddan idiinku soo qorayaa iyadoo ay noo soo dhowdahay maalin dhab ahaantii aad muhiim ugu ah dhammaan dadka soomaaliyeed. Ka dib muddo labaatan sano ah oo lagu jiray dagaal... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 08 Sep 2012 Hits:1349 Maqaalada Fikradaha

Ha Bilaabin Waxaanad Dhamayn Doonin!!!

Osoli-Salaan Ka Dib-Ummadd Waliba  waxay leedahay Maqaam iyo meel laga Maamuuso Dhaqankeeda iyo Jiritaankeeda, Haddaanay Taasi jirin Waxaa Suurogal ah -Walibana Hubaal ah- inay Noqoto Ummadaasi Mid Habawsan oo ku Dhex Milanta Ummadaha kale Magac iyo Muunadba. Hadaba Aqoonyahanka  ayaa Kamida... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 06 Sep 2012 Hits:1317 Maqaalada Fikradaha

UCID oo Baalasha U Kala Bixiyey Booqashooyin Iyo Damaashaad Si Kalsooni Leh iyo WADANI oo Sidii Xunbada Sii Gudhaya.!

UCID oo Baalasha U Kala Bixiyey Booqashooyin iyo Damaashaad Si Kalsooni Leh iyo Wadani Oo Sidii Xunbadda Sii Gudhaya.Mon-Aug,27 (SDN).Waxaan salaamayaa bulsho weynta reer Somaliland ee qiima iyo qaayaha aan la soo koobi Karin leh.Waxa aan alleh uga rajeynayaa nabad... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 31 Aug 2012 Hits:2635 Maqaalada Fikradaha

SHIRWEYNAHA WADATASHIGA TOLKA RAYS HOTEL, BORAMA, AWDAL, SOMALILAND

AUGUST 26-29, 2012 BAYAANADA SHIRWEYNAHA TOLKA •    In  wixii khilaafaad jira noocuu doonaba ha ahaadee  sida ugu dhaqso badan loo waajoho, loona xaliyo, si tolku hore uga socdo, iyadoo  wax kasta laga hormarinayo danta guud ee tolka.•    In  madax dhaqameedyada tolku  midoobaan, ... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 31 Aug 2012 Hits:3645 Maqaalada Fikradaha

Tallo Waa Lama Huraane Hoo Jamaal Ali Husseinow.

Talo Waa Lama Huraane Hoo, Jamaal Ali Husseinow.Marka hore waxaan salaamayaa ummada somaliyeed gaar ahaan ummada reer somaliland waxaan u rejeynayaa nabad iyo xasilooni aada.Waxaan talo iyo tilmaan la tiigsanayaa musharaxa jagada madaxweyne ee xusbiga UCID, Jamaal Ali Hussein. ... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 18 Jul 2012 Hits:2754 Maqaalada Fikradaha

Gar Habayn La Qaaday Gocoshaa Xigi Part One

Taariikhdu Waa Silsilad is Qorta Oo aan Dib Loo Duubi Karin Xumaan iyo Samaan Labadaba Waa Laga Helaa, Cidii Isku Dayda Inay Been Ka Sheegaan Waxay Ku Noqotaa Golxad Laba Afle ah Oo Kala Goysa. Ismaandhaaf ! Ismaandhaafku Waa Wadka Fikradaha &... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 13 Jul 2012 Hits:1779 Qoraalada (Qormooyin)

ADEEG CUSUB OO U HIRGALAY UMADA AF SOOMAALIGA KU HADASHA

ADEEG CUSUB OO U HIRGALAY UMADA AF SOOMAALIGA KU HADASHA

  Marka u horaysa naga gudooma salaan iyo mahadnaq ku socda maamulayaasha Shabakada iyo bulsho weynta akhriyaasha . Waxaanu jeclaanay inaanu idin soo gudbino marna idinla qaybsano , adeeg aanu u argno inu ku cusubyahay umada Somaaliyeed oo dhowan dad Soomaaliyeed hir... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 18 Jun 2012 Hits:2968 Qoraalada (Qormooyin)

Nurse Mise Naxariis W/Q-Ceelaabe

 Beri dhaweyd wixii ka horeeyey 2000 sida lagu helo kalkaaliso caafimaad Ayaa iska adkeyd.Tiro kooban iyo Dad gaar ah Ayaa ka hawl Beri dhaweyd wixii ka horeeyey 2000 sida lagu helo kalkaaliso caafimaad Ayaa iska adkeyd.Tiro kooban iyo Dad gaar ah... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 04 Jun 2012 Hits:2027 Maqaalada Fikradaha

Maya Musuqmaasuq iyo Qabyaalad Qaawan Madaxweyne !!!

Haddii ummadi qaranimo sheegato oo ay jeceshay, balse hogaankey doorteen qoysnimada iyo jifada hoose danaynayo sow ammuur culus maaha. Mushtamaca reer Somaliland cidla kamay helin xasiloonidda iyo degenaasha midd u dhididay iyo mid dhayal ku helayba xasiloonidaa maanta la hadhsanayo,waa... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 02 Jun 2012 Hits:3101 Maqaalada Fikradaha

DARDAARAN WAA KALAHA ARROORYAAD

Baki Tawn-Bulsho waxa ay Hormartaa marka ay ku Sifoowdo Dareen Wadaninimo iyo Lexejeclo ay Kaqabto Wadankeeda kaas oo Keenaya in ay Marnaba Bulshadaasi u Ogalaan Wadanka  ama Deegaanka ay ku Nooshahay Hagardaama, Dibindaabyo iyo wax kasta oo Dhib ku keeni kara... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 12 Apr 2012 Hits:2550 Maqaalada Fikradaha

Haldoorka Reer Adal Maxaa Ka Hortaagan Hogaan-Samida

  Nasiib Daro Qoomiyadda Cali Madaluug ( Gadabuursi ) ayaa Ka Mid Noqotay Shacuubtii uu Qalintuurku Ku Dhacay Shirkii Barlin 1884-kii Kaa Soo Lagu Kala Qaybinayay Wadamadda Afrika, Asia & Koonfurta Amerika, Dhowr Wadan oo Is dhinacyaal ayaa Bahda La'kala Raacshay... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 08 Mar 2012 Hits:3461 Maqaalada Fikradaha

KHASAARAHA UGU JIRA SOMALILAND SHIRKA LONDON

Markaad akhrido sadexdan document ee ka soo baxay dadka qabanqaabinaya shirka London bal ii sheeg waxa Somaliland ugu jira. Somaliland waxa ay ka qaybgalaysaa iyadoo ah Gobalkii WGalbeed loo yaqaanay xilligii Siyaad Barre. Iyada oo aan wax talo ama soo... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 31 Jan 2012 Hits:4275 Maqaalada Fikradaha

'‘Docda Aad Eegtaba Docda Kale Ka Daran Dhana Inooma Fiyooba Dadow’'

  Garbo-Dadar-Awdalstate.com-Reer Awdal State Waxaa u Dumay Habeen Madow. Waxaa loo Gudbay Marxalad kale oo ka Mid ah Dhawr Xaaladood oo Halista iyo Foolxumada kala Daran. Waxaa la Taagan yahay Bartii ay cadawgu Weligood ku Taamayeen. Ciidammada Jamhada ( SNM ) ... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 11 Jan 2012 Hits:2516 Maqaalada Fikradaha

LABO DABRAN IYO LABO DARBAN by Suxufi Abroone

Baki Tawn-Awdalstate.com-Bulsho waxa ay Hormartaa marka ay ku Sifoowdo Dareen Wadaninimo iyo Lexejeclo ay Kaqabto Wadankeeda kaas oo Keenaya in ay Marnaba Bulshadaasi u Ogalaan Wadanka ama Deegaanka ay ku Nooshahay Hagardaama, Dibindaabyo iyo wax kasta oo Dhib ku keeni... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 26 Dec 2011 Hits:3120 Qoraalada (Qormooyin)

4.5 mise Degaan?

4.5 mise Degaan?

    Madaxda siyaasadda Soomaaliya ee ku shirsan magaalada Garowe, ayaa isku af gartay in baarlamaanka Soomaaliya gambarradiisa la dhimo. Waxay goosteen in laga dhigo 225 gambar ama kursi. Weriyaha BBC ee Garowe, Axmed Maxamed Cali, waxaa uu sheegay in la isku mari la'yahay... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 24 Dec 2011 Hits:1120 Maqaalada Fikradaha

Siyaasadu Saaxiibtimo Joogto ah Malaha ee Dan Joogto ah Ayay Leedahay, Haday Shalay Reer Awdal U Sacabtumayeen S/land, Maanta Iyaga Ayaa Sacabka Isku Tumaya!

  Marka hore waxaan halkan ka salamayaa dhamana saxaafada xorta ah ee madaxa baanaan ee noo soo suuragaliyey inaan fikirkayag iyo dareenkaya ku soo bandhigno aadbaanan ugu mahadcelinayaa, waxaana marka labaad halkan salaam aad udiiran ugu dirayaa inta runta jecel  ee... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 20 Nov 2011 Hits:906 Maqaalada Fikradaha

DOQONTU INTAY GUDE NIN KALE MAYDHAYSO AYUU KEEDU QUDHMAA

  Awdalstate.com-Wajaale-Tawn-Tan iyo Maalintii uu Curtay Maamulka Barakaysan ee Awdal State Lagagana Dhawaaqay Galbeedka Dalka Canada 25-03-11 Ayaa Waxaa Soo Shaacbaxay Hurgumooyin Ku Huursanaa Haamihii Reer Hargeysaad Mudo Ku Af-Meeran Labaatan Sano iyo Siyaado, Waxaa Xabaal Wadareed Dirqi Uga Badbaaday Kumanaan... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 17 Nov 2011 Hits:3099 Maqaalada Fikradaha

Taladda dadka reer Awdal waxa ay ka godaa qurba jooga kuwa gudaha jooga waa lahaystayaal

Taladda dadka reer Awdal waxa ay ka godaa qurba jooga kuwa gudaha jooga waa lahaystayaal

Waxaa soo badanaaya shakhsiyaad katirsan maamul goboleedka somaliland ee Hargeysa oo mushahar koodda ku ilaashanaya kuna duminaya mustaqbalka dhalinyarada Awdal State ee ay shaqalaantu ku habsatay iyaga oo tacliin heersare ka gaadhay ayaa hadana shaqadii soo baxda waxaa loo qaybiyaa... Read more

Hassan - avatar Hassan Be the first to comment! 15 Nov 2011 Hits:1578 Maqaalada Fikradaha

Mahadnaq iyo duco

Aniga oo ku hadlaya magaca eheladii Axmad Abiibakar Sheekh Cumar Good, waxan mahadnaq u dirayaa dhammaan dadkii nala damqaday ee geeridii naxdinta badnayd ee ku timid wiilkayagii nagula wadaagay baroordiiqda iyo dareenka walaalnimo.  Walaalnimo mudan xusuus waarta ayaan u haynaa dhammaantiinba... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 28 Oct 2011 Hits:3554 Maqaalada Fikradaha

MR. Samaale, Sacaba Tummidiisu Sow Saayidd Maaha

Mr. Samaale, In kastoo shakhsiggu uu xorr u yahay afkaarta iyo shakhsiga uu taageerradiisa shakhsi uu u hibaynayo ee uu isla barbar taaggayo hadanna waxa jirra Islamnimo, dhaqqan iyo xeer ibna-aadamku wadaago oo kaa reebaya in shakhsiga aad ku taageerto... Read more

Amiin - avatar Amiin Be the first to comment! 25 Oct 2011 Hits:3182 Maqaalada Fikradaha

Media scroll

Error: Any articles to show