updated 7:50 PM MDT, May 24, 2017

Muuqaalka qaybta 2aad ee tahribayaal Kalyaha iyo Beerka lagala Baxo

  • Published in Wararka

Tahriibayaasha u tahriiba wadanka Libiya ee saxaraha iyo haraadka usoo mara
si ay u gaadhaan wadanka libya ayaa waxaa u dheer dhibkaasi arinkale oo khatarleh
oo aan hore loo ogayn waxa jira shirkado ka kanac sada jidhka dadka oo ay kooxo
qolaysato dad qalato ahi ay ugaadhasadaan .kooxahaasi oo qoryo ku hubaysan ayaa baaburta kala hadha dhlinyradda kalana baxa kalyaha beerka iyo Xubnaha taranka oo laga iibiyo dad ubaahan . halkan ka daawo Videos

 

Qaybta labaad

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+