updated 6:01 PM MDT, Mar 25, 2017
A+ A A-

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool Maraykanka ayaa ku jira xabsiyo ku yaalla Gobollo kala duwan oo dalka Maraykanka ah. Dhagayso

  • Published in Wararka

 

Laanta af Soomaaliga ee VOA, ayaa Barnaamijkan gaarka ah ku eegaysa xaaladda dhalinyaradaasi, iyo sababaha keenay in ay xabsiyada galaan.

Sidoo kale barnaamijku waxaa uu ka hadli doonaa mustaqbalka dhalinyaradaasi marka ay xabsiyada ka soo baxaan.

Waalidiinta qaar ka mid ah dhalinyaradaasi ayaa ka hadlaya dhibaatada ay kala kulmeen xariga caruurtooda.

 

Qaar ka mid ah dhalinyaro Soomaaliyeed oo soo dhamaystay mudaddii lagu xukumay ayaa iyaguna ka warramaya waayo-aragnimadii ay kala kulmeen nolosha xabsiga.

Qaybta koowaad ee Barnaamijkan oo ay soo diyaarisay Idil Cabdi Cismaan ka dhegayso dhinaca hoose ee boggan.

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+