updated 6:01 PM MDT, Mar 25, 2017
A+ A A-

17 qof ayaa lagu xukumay dil Hargeisa

  • Published in Wararka


Maxkamad ayaa ku xukuntay 17 qof dil halka 5 kalena lagu riday xukun xabsi daamin ah

22 qof ee xukunku ku dhacay ayaa kamid ahaa 28 qof oo loo xidhay dagaal lagu qaaday
xarun ciidanka Boolisku leeyahay oo ku taal bariga Hargeisa. dadka dagaalka ku qaaday xarunta
ciidanka ayaa ku andacoonaayay in in dhulka ciidanku degay iyagu leeyahiin. markii looga guuriwaayayna ay dagaalka ku qaadeen.dhinaca kale
afhayeen u hadley ciidanka Bileyska ayaa sheegay in dadla la xukumay ay iayagu qirteen
dambiga.

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+