updated 5:56 PM MDT, Oct 13, 2017

Khudbadii Rayaale ee xil wareejinta dhaartii saylici iyo halka maanta dalku maraayaa oo uu dib ugu noqday 1991kii dagaal iyo qabiil+VIDEO

  • Published in Wararka

Halkan waxaan dib ugu jaleecaynaa khudbadii taariikh da gashay ee Daahir Rayaale iyo dhaartii saylici
hadalkii siilaanyo xaalada maanta dalku maraayo ee uu dib ugu noqday 1991kii qabyaalad is qab qabsi nin jeclaysi
aqoonta oo aan la qiimayn sad bursi sida deeqaha caalamku ku deeqo oo aan soo dhaafin Hargeisa, Burco iyo Berbera,

sida lacagtii KUWEYT ugu deeqaday madaarada Somaliland oo lagu dhisay madaarada Hargeisa,Berbera iyo Burco,
halka madaarada Laascaanood iyo Borama uu Goraygu ka hadaafay ee aan waax ba loo qaban, ayna ugu wacantahay
ninka wadanka qabsaday oo qabyaalada ku dheereeya sida uu sheegayba Dr Gaboose

bishii aynu soo dhaafnay

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+