updated 11:40 AM MDT, Mar 23, 2017
A+ A A-

Dablay weerar ku qaaday xalay wasiirka Boosaha iyo isgaarsiinta maamulka somaliland

HARGAYSA-(Dillapress.com) Abaayo 2dii habeenimo markii ay saacadu cagacagaynay say ayaa dablay hubaysan weerar ku qaadeen guriga wasiirka Boosaha iyo is gaarsiinta Somaliland Maxamuud Cabdilaahi cige.Kooxdan wasiirka weerartay oon wali haybtooda lagaran ahayn ayaa waxa ay xabad is weydaarsadeen ilaaladii wasiirka,kadib markii ay xabad iska caabin ah la kulmeen ayay kooxdii carartay ,waxkhasaare oo ka dhashay wali lama sheegin.ciidanka baadhista iyo kuwa u tobobaran ladagaalanka kooxaha xagjirka ah ayaa wali baaritaan ku wada. Kala soco waxii war sookordha .…dillapress.com waa ay soolaabatay ee hamoo gaan
  • Written by Contributor
  • Category: Wararka

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+