Riix sawirka

Statistics

Members : 1137
Content : 1361
Web Links : 3
Content View Hits : 946649

Random Image

No images

Latest Comments

RSS

ffff

 

Analysis ggl

User Rating: / 2
PoorBest 
HARGAYSA -Warka aanu ka helnay xubin mihiima ah aqoonyahan  ku xeeldheer dhinaca Sirdoonka ah kana soo shaqeeyay NSS tii Soomaaliya isaga oo tobabar ku soo qaatay wadanka ruusha KJP dii . ayaa waxa uu noosheegay isaga oo kagaabsadey magaciisa in lasheego in ciidanka Somaliland oo uu hormood ka yahay Generalka ciidanka qaranka Md Jidif iyo Taliyihore ee ciidanka Qaranka Nuux taani iyo 7 Xubnood oo kale oo shirqarsoodi ahi ku dhexmaray goob kabaxsan magaalada waxyar oo ka xigta xaga dhinaca naasahablood ay go'aan ku gaadheen inay wadanka iqlibaan ku qabsadaan oo ay galiyaan xukun milatery, waxaanu inqalibaan kaasi salka ku hayaa shirka London iyo hadalkii kasoo yeeshay suldaanka ciidagale suldaan Maxamed cadiqaadir iyo shirarka badan ee ay xukumadu uqaqayb galayso shirarka Soomaaliya  ee ay aadka uga soo dabacday mawqifkii muqadasnimada Jamhuuriyadda Somaliland iyo dastuurkii dhigayay in la xidho qofkasta oo ka qayb gala shirarka Soomaaliya 
balse ay hada noqotay in cidkasta oo ka qayb gasha shirarka Soomaaliya ama somaliland diidan ay toos uga soo dagto Somaliland.xubaha kale ee 7 da ah ayaa iayagu ah nimankii SNMta ugu sareeyay oo uu kamid yahay xasan ciise madaxweyne kuxigeenkii ugu horeeyay ee Somaliland. waxaana aan kalacadeyn xiliga uu inqlilaabkaasi dhicidoono in lala sugaayo madaxweynaha oo wadanka ka dhoofa iyo in Shirka London uu kadambayn doono, xubintan warka noo sheegay ayaa sheegay inuu kula talin lahaa maxadweyne kuxigeenku inuu xagaayo Borame uu wadanka ka sii maamulo ama uu gurikale seexdo inta madaxweynhu maqanyahay.
Dillapress 
DESK NEWS
dillapress leaks!

Comments  

 
0 #1 karaaciin 2012-02-06 15:51
Xakay anba waxbaan dareemay gurigiisa ayaan jaarnahay taliya
Quote
 

Add comment

Isdiwaan gali si comments kaagu automatic ah u daabacmo hadii kale waa inaad sugtaa moderator
Unregistered ma masixikartid qoraalkaaga
waligaa dhex dhexaad ahow fikirkaagu waa inuu ahaadaa mid madax banaan oo ka maqan cay cid jecleyasi iyo qabileysi


Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay Magaalo Warar Music, sheeko, video audio dhagaysi heeso articles webkii hore Toolbarka install garee si aad u daawato TV Djibouti live ah iyo Somali Channel,iyo kuwa kale ee Soomaalida ,ciyaaraha