Riix sawirka

Statistics

Members : 1137
Content : 1361
Web Links : 3
Content View Hits : 946644

Random Image

No images

Latest Comments

RSS

ffff

 

Analysis ggl

User Rating: / 0
PoorBest 

Dowladda la soo dhisaayo ayaa waxa ay ku salaysan tahay qaabka qabiilka ee lagu heshiiyay shirkii Ebbagati kaasi oo ahaa nidamka 4.5 iyada oo Rayaal wasaaraha lasiin doono Qabaailka yaryar ee Soomaalida isaga oo soo magacaabi doono wasiirada .18ka gobol dowladan yaa ah mid lagaga gudbi doono nidaamka kala guurka ee lagu soo af jari doono waxa loogu yeedho ku meelgaarka oo oo tan iyo shirkii ka dabeeyay Embagati kolba meel agu soo dooranaayay madaxweyne ku meel gaara ,Soomaaliya ayaan yeelan wali madaxweyne Rasmiya intii ka dambeysay Jaale maxamed siyaad Barre.shirkan waxaa lagu casuumayaa kooxda shabaab madaxdeede khaas ahaan kuwa aan ka tirsanaynay wax ay ugu yeedheen jihaadka Caalamiga ah iyaga oo ka qayb qaadan doona dub u nabadeynta Soomaaliya 

Comments  

 
0 #2 cunaaye 2012-01-30 11:45
Waaar isaaw iyo samaroon iyo Ciise waa isku dir 4 Ka ayay ku jiraan waana dirwaqooyi isaaq kaligii heli maayo Kuraasi, Wasiiraddana waxaa lagu qaybinayaa 18 ka gobol gobol kastaa hal wasiir ayuu helayaa.
ilaa inta loo gudbaayo diimoqraadiyadd a soomalida oo kaliya ayaa qabiil waxku qaybsata ee inay ilbaxayaan 4.5 ayaa lagu qaybinayaa
Quote
 
 
0 #1 HuuHaa 2012-01-30 07:29
Aniga waxa iga yaabiyay hadii4.5 wax lagu qaabsado yaa wax waayayaha ama yaa khasaare qaba ma sabaruun misa Isaaq anigu shakhsiyan waxaan qabaa in uu khasaaraha ugu weeyn soo gaarayo samaruun ee bal ka yara fakara sida wax u socdaan, hadii ay idin cajabisona khasaarahaa meesha ka soo socda waa laga sheekeen walee.
Quote
 

Add comment

Isdiwaan gali si comments kaagu automatic ah u daabacmo hadii kale waa inaad sugtaa moderator
Unregistered ma masixikartid qoraalkaaga
waligaa dhex dhexaad ahow fikirkaagu waa inuu ahaadaa mid madax banaan oo ka maqan cay cid jecleyasi iyo qabileysi


Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay Magaalo Warar Music, sheeko, video audio dhagaysi heeso articles webkii hore Toolbarka install garee si aad u daawato TV Djibouti live ah iyo Somali Channel,iyo kuwa kale ee Soomaalida ,ciyaaraha