Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay Magaalo Warar Music, sheeko, video audio dhagaysi heeso articles webkii hore Toolbarka install garee si aad u daawato TV Djibouti live ah iyo Somali Channel,iyo kuwa kale ee Soomaalida ,ciyaaraha

Riix sawirka

Statistics

Members : 948
Content : 1396
Web Links : 3
Content View Hits : 876687

Latest Comments

RSS

Analysis ggl

User Rating: / 0
PoorBest 

Ugu yaraan soddon ruux ayaa ku dhintay dagaal shalay ka dhacay Buuhoodle.

Wuxuu dhex maray ciidanka Somaliland iyo dad degaanka ah oo taageersan Khatumo.

Af hayeen u hadlay Nuuhoodle ayaa BBC u sheegay in dhinacooda laga dilay 25 ruux. Isaga oo sheeganaya in ciidanka Somaliland laga dilay 33 ruux.

Af hayeen u hadlay Somaliland, isagu khasaaraha kama hadal wuxuuse ku tilmaamay in dad yar oo qas wadayaal uu ku tilmaamay ay ka dambeeyaan colaadda.

Warar uu beeniyay af hayeenka Buuhoodle ayaa sheegaya in rag ka yimid shirkii Taleex oo uu ka mid yahay Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Dr. Cali Khaliif Galaydh ay tageen Buuhoodle lana hadleen bulshada.

source BBC

Add comment

Isdiwaan gali si comments kaagu automatic ah u daabacmo hadii kale waa inaad sugtaa moderator
Unregistered ma masixikartid qoraalkaaga