Riix sawirka

Statistics

Members : 1137
Content : 1361
Web Links : 3
Content View Hits : 946628

Random Image

No images

Latest Comments

RSS

ffff

 

Analysis ggl

User Rating: / 0
PoorBest 

 

Muuse Rabiile waxa uu dhisay jidka isku xidha Hargeisa ilaa Arabsiyo.isaga iyo shirkadii Shiina ahayd ee markii ugu horaysay gobolka waqooyi galbeed ka hirgalisay jid laamiya gobolka waqooyi galbeed, maxaase uu u qabtay gobolka uu kasoo jeedo ee Awdal wax jida oo uu ka dhisay majirto. ninka fikirkaa keenay waa nin  ujeedo kale leh oo hada raba is deegaamaym kadib markii laga soo eryay deegaamadiisi oo ahaa gabiley iyo caada iyo Saylac Lugahayana lagu haysto oo suldaanka Sacad muuse larabao in lagu caleemo saaro Lughaya.

waxaanan odhan lahaa maanta cida kuusoo dhicinkarta dhulkaagii waa Awdal state ee taageer hadii kale maalinta lacitiraafo ogow lughaya waxa ay noqonaysaa magaalo sacad muuse oo aan shaki kujirin.

intaad walaal kaa iska ilaalinayso ee siyaasad cantayn ah isaaqu kuu soo dhiibay siay walaalahaa kuugu diraan oo ay idiinka dhex abuuraan khilaaf. hanoqon doqonta 12 indhoodhleh ee 11 walaalkeed ku eegta. ninka maqaalka qoray ee waliba Oslo jooga horta mabixisay lacagtii jidka loo ururinaayay warkaagu waana soo gaadhay waadigii yidhi jidku waa jid makaahiil. taariikhdu waalama ilaa waan waxa bixiyay lacagtaa jaaliyada norway ee maxad case laba gabdhood oo kaliya intii kale waxa ay yidhaahdeen  dekeda lughaya ayaan lacagta u ururinaynaa ee jidku waa jid makaahil.liistadii bixisay lacagta waan  haynaa. waana lasoo daabacidoonaa hadii ay daruuri noqoto. dadka qaarbaa ku dooda saylaci baa ladiidan yahay saylaici cid diidan majirto waana walaalkayo ee somaliland iyo dhulbalaadh sigeeda ayaan diidan nanay ogow Daahir Ralaaye oo madaxweyne ah ayaanu mucaarid ku ahayn somaliland oo aanu keenay fikir ka Awdal state.hadii aad youtube baadho waxaad helaysaa xiligii Awdal state abaabulkeedu bilaabmay oo ahayd 2007.

 

 

Jidka isku xidha Dilla ilaa Hargaisa magac buu leeyahay waxaana layidhaa Dilla Highway waa sida khariidada ku qoran.

 

By maxamed Cali


Dilllapress.com kama masuul aha aragtihaya dadweynaha balse waan soo gudbinaa

Comments  

 
0 #1 Teacher Kassim 2012-02-16 12:41
Naxariistii janno Alla ha geeyo wuxuu ahaa nin aad u qiimo badan.Kacanka wuxuu dhashay isagoo gaashaaale ah.waa in mar walba la xusaa tariikhdiisa.
Kassim sh. Mohamed
Former Teacher.
Quote
 

Add comment

Isdiwaan gali si comments kaagu automatic ah u daabacmo hadii kale waa inaad sugtaa moderator
Unregistered ma masixikartid qoraalkaaga
waligaa dhex dhexaad ahow fikirkaagu waa inuu ahaadaa mid madax banaan oo ka maqan cay cid jecleyasi iyo qabileysi


Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay Magaalo Warar Music, sheeko, video audio dhagaysi heeso articles webkii hore Toolbarka install garee si aad u daawato TV Djibouti live ah iyo Somali Channel,iyo kuwa kale ee Soomaalida ,ciyaaraha