Last Updated on
Wednesday, 16 May 2012 22:15
Wednesday, 16 May 2012 21:36
Written by Jamal
Cilmibaadhayaal u dhashay wadanka Maraykanka oo waxka dhiga Jaamacadda la yidhaa University of California Los Angeles (UCLA) ayaa ogaaday in qofka sonkorta badan isticmaala
iyo qofka sonkorta yar istimcaalaa ay kala maskax iyo kartiba badan yahiin.
unugyada maskaxda ee jiirkaasi la siiyay cuntada sonkorta ayaa noqday qaar aana shaqaynayn,si daa dareedeed jiir kii waxa uu noqday mid maskaxda wax uga dhinmeen.