waxaan si xushmad leh uga dalbanayaa somalidaitoobiya gaar ahaan TV ESTV in layga lataliyo arin igu dhacdy lana jaah wareeray
magacygu waa abdala abdirahman usman waxaan ahaa wiil dhalin yara ah oo ku nool deganka somalida itoobiya gaar ahaan jigjiga waxaan jeclaadey gabar in badan aanu wada hadalayn ilaa 3 sano kadib markii aanu go aansaney in aanu soo bandhigno jacylkayaga waxaanu u soo ban dhignay 2 famil kadib laygu mataagerin 2badii familba kadib wan mehr xadey kadibna dalka wan ka dhoofy si aan u soo shaqeysto gabadhii oo aan ka tagy waxa uyimi familkeedii oo kaxaystey xoogna ku kaxystey gacana ka jebiyay kadib markaan ogaadey wan wacy reerkii gabadha waxana ay idhehen gaba dhiikasamir meherna kuu mahyn ninkale ayaa loo aroosi ayey dhen waxan sameyo wan garan wayay marka waxaan jecleystey in aan adinka idiin talo dhiibto reerka gabadhana latalisaan wan idin sugayaa adinkoo raliya pls pls ila taliya walalahyow pls pl
dadka oo aha somaliya saxa aha iyo wiilasha iyo caruurta ya beenta ya lo sheekhin somaliya wa somaliya waye iyo dowladd beent sheekhaneeso oo aha somalilan caruurta waxa la barayo af somaliya ha lu baro may ingl no luqada oo hen ingiriiska ya lu baarin somaliland waxa an usheekh caruurta somaliy af somali / caruurta dhaqanka yala badalin iyo diirt yalaga badalin caruurta somaliya waxa barasho ha lu baaro af somaliya wa teste waye
Fadlan fikirkaaga si xalaala oo xora uga dhiibo bogan,ahow qof ka dhowr soon cayda qabyaaladda, nacaybka, iyo karaamadilista dadka,dillapress.com waxa ay ka dhaxaysaa dhamaanba umadda Soomaaliyeed iyo inta kale ee xiisaynaysaba,Rayiyada dadku soo diraan ee ay ku cabiraan maaha kuwa aanu masuul ka nahay, qofna ma cabudhinkarno laakiin waxii dhibkeenaya waan ka ilaalilaa dadka, Please comment! Tribalism, hate, Plagiarism. and Character assassination is not allowed. like our Facebook page and twitter ,support us