Riix sawirka


 

 

Statistics

Members : 10460
Content : 3985
Web Links : 3
Content View Hits : 5296648

Random Image

No images

Analysis ggl

Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay,Video,TV, Wararka
User Rating: / 209
PoorBest 

Fadlan sawirka riix si aad toos ugu daaSNTVwato

 
 

WARARKA IYO BARNAAMIJYADDA MAALINKASTA TELEFSIHANKA QARANKA SOOMAALIYEED

 

 
 

Comments  

 
+3 #23 Caawayska 2012-11-10 20:51
TVgan Google chrome ayuu si fiican ugu shaqeeyaa
Quote
 
 
+3 #22 haytham bahabri 2012-11-03 00:15
salaam caleeykum aniga ah haytham waxan nii dhaha ninka oo ka haadlayo qaad waxu donaayo maheelayo maxa dhacaay waqtigiisa ha is ka dhuminin markasto waxu ka hadla jaadka maxuu raawa inaan dadka kuu nool london oo cabaan qabro ee hadaad tihiin talavishinka somali waxan niga codsanaaya ninkas dadka hoortisa haa soo fadhisinina dad badaan waa kiraahesteen marku ka haadlaayo jaadka jaad haraan maa ohoo haraan waa qamriga oo lacaabayo dadka somali hadaah qamriga caawan asaaga ayaa loo hasta maxa dhacaay marwaliba waxu ka haadla jaadka asaaga guurigisa xaween walba waxa la cuuna qaadka asaaga iyo naagtisa waxeey cuunan jaad ayaa ku dhahaa jaad ka haliska daayo waxan niga codsaneena ninkas hanoo soo fidhisaniin hanaah ka haadlin jaadka waa nin oo rawo dadka somali oo ku nool london inu geeyo naarta macnaah haadi jaadka liska dhaafo waxa bilaawah cabiista qamraha ee warkeey meesha ayaan ugu baxaay
Quote
 
 
+3 #21 cabdullaahi 2012-10-30 22:10
scw.waxaan salamayaa dhamaan shaqaalaha iyo howlwadenada idaacadda iyo tga qaranka soomaaliyeed.waxan leeyahay madaalayaal howsha wada.mahadsanidiin...
Quote
 
 
+1 #20 dahir 2012-10-30 21:36
mahadsanid maryan cal muudeey waa fanaanad qaran. ilaahey ha xifdiyo aamiin.
Quote
 
 
+1 #19 dahir 2012-10-30 21:32
s c w.anigu waxaan soo jeedi lahaa in la joogteeyo qorista iyo akhriska farta soomaaliga iyadoo la,isticmaalayo qalabka warbaahinta.mahadsanidiin..
Quote
 
 
+1 #18 dahir 2012-10-30 21:12
scw waxaan usoo jeedin lahaa tvga qaranka soomaliyeed,fad lan badiya barnaamijyada wacyigelnta bulshada,hiddah a iyo dhaqanka,goball ada,si dadaka maskaxdooda loo illowsiiyo fikradaha khaldan ee arggixisadu ku shubtay,mahadsa nidiin...
Quote
 
 
+3 #17 dayana 2012-09-30 15:35
:lo :lol:
Quote
 
 
-1 #16 haytham bahabri 2012-09-23 00:38
salaamo caleekom halkan waxan hambalyo ugu diira ciidanka x d s waxan leyahaay ku noolada guul joogto markasta ku noolada cumri dheer iyo caafimaad joogto amiin ilaheey waxan ka baryeena qoomo luudkan oo laa dhaho alshabab inuu ilaheey naaga qaabto amiin dadkan wax waaye dadki oo naawiga oo sheegayi uu dhahaay dad waxa soo baxaayan oo culuumo oo dinta wax ka badalaayo waxi ilaheey oo ku sheegay quraanka manta tii ayaa la jooga alshabab ilaheey haaku riido zilzal oo joogto leh amiin amiin yaraabi dadkan naaga qaawo oo qoomo luudkaan
Quote
 
 
+4 #15 haytham bahabri 2012-09-23 00:27
s c halkaan waxan tacsio ugu diira dadki lugu diilay qaraxi ka dhacaay muqdisho bar filiij ilaheey waxan ka baryeena dadkas ku geeridoday muqdisho ilaheey janaada fardoos haka waraawiyo amindadki sas yeleen ilheey waxan ka tuuga masiiwo deg deg ah ina ilaheey ku soo jaajiiyo alshabaab ilaheey dhuulka ha ula gooyo alshabab waa uu dhamaati sanaadka oo cusuub alshabab magaacooda maajiirayo insha ALaah ilaheey haka dhigo qoomki oo dhulka ilaheey ha ula gooyo qumki oo qoma luud haka dhigo meeshi mareen ilaheey hamar siyo amiin amiin ya Allah
Quote
 
 
-1 #14 ali haaji said 2012-09-23 00:14
s c halkaan waxan tacsiyo leh tiraayo heeki ka baxaay marhuum suldaan mohamed huusen heydar oo ku geeriyoday muqdisho bisha marki eheed 18/ 9/ 2012 oo muqdisho lugu diilay suldaan mohamed huusen waxa ifka ugu tagaay laba will iyo laaba gabdhood suldaan waxan leyahaay uguna baryeena janaada fardoos ilaheey haka waraawiyo suldaan mohamed huusen helaadi ka tagaay saamir iyo imaan ilaheey haana siyo iyo inti lugu dilaay wariyasha ilaheey waxan ka barya dadkan dadki oo dilaay ilaheey jiiro oo daawo laheen ilaheey haku soo jaaji yo amiin amiin ila dheeha
Quote
 

Add comment

Fadlan fikirkaaga si xalaala oo xora uga dhiibo bogan,ahow qof ka dhowr soon cayda qabyaaladda, nacaybka, iyo karaamadilista dadka,dillapress.com waxa ay ka dhaxaysaa dhamaanba umadda Soomaaliyeed iyo inta kale ee xiisaynaysaba,Rayiyada dadku soo diraan ee ay ku cabiraan maaha kuwa aanu masuul ka nahay, qofna ma cabudhinkarno laakiin waxii dhibkeenaya waan ka ilaalilaa dadka,
Please comment! Tribalism, hate, Plagiarism. and Character assassination is not allowed. like our Facebook page and twitter ,support us


Bidvertiser ref

Related

 
 

Media scroll

Error: Any articles to show