horta marka hore umada somaliyeed Illhay hakaqaado dhibka farahabadan ee ay soo mareen, meelkasta oo ay joogaan, hana kadhigo kuwii isku calool fayow, intaa hadaan kaga gudbo aritaa, waxaa wax lala yaabo ah maanta oo tariikh tahay ,TUESDAY jun 18 ayaa waxaan laga celiyay diyaarad soo fadhiisatay garoon Hargaysa taas oo layidhi waxaa loo celiyay in ay fasax kahaysatay doolada somaalia,LAKIIN SIDAY XAQIIQDU TAHAY HADII LOO HADLO WAXAA LOO CELIYAY DIYAARADAA XUMAATO LAGU HAYO GAROONKA DIYARADAHA EE HARGAYSA KAAS OO AY DOWLADA S/LAND UGU TALAGASHAY IN UU XIDH NAADO, HADABA WAXAAN ODHAN LAHAA XUMAATO LAGU XUMAYNAYO REERKAMID AH BEESHA MEESHA DAGTA OWGEED AYAA LOO CELIYAY DIYARADAA,
[fv]waa wanaag san yahay dhex dhex xaad uun ha ahaa du hadii ay qadhaa dha hay run ta uun hasheego gul wade nimada uun ha iska ilaaliyo[/fv][fv]aad baa loo tix galimnayaa tii fiiga hadii aanu guul wadayn[/fv]
horn cable tv waa hormuudka tv yada afka somaliga ku hadla wayo universal iyadu hada way burburtay tan kale 3bilood ayay musasal xayaysinayeen kkkkkkkkk welina waxay lee yihiin todobka danbe markaa universal illahay haw naxariisto way dhimatay viva horn cable tv
Fadlan fikirkaaga si xalaala oo xora uga dhiibo bogan,ahow qof ka dhowr soon cayda qabyaaladda, nacaybka, iyo karaamadilista dadka,dillapress.com waxa ay ka dhaxaysaa dhamaanba umadda Soomaaliyeed iyo inta kale ee xiisaynaysaba,Rayiyada dadku soo diraan ee ay ku cabiraan maaha kuwa aanu masuul ka nahay, qofna ma cabudhinkarno laakiin waxii dhibkeenaya waan ka ilaalilaa dadka, Please comment! Tribalism, hate, Plagiarism. and Character assassination is not allowed. like our Facebook page and twitter ,support us