updated 6:12 PM MDT, Jul 22, 2014

xayaysiisaka gk2

A+ A A-

Somsat Live

  • Written by KAbdi
  • Published in TV Live
Somsat Live - 4.9 out of 5 based on 243 votes

User Rating: 5 / 5

Star activeStar activeStar activeStar activeStar active
 
1 1 1 1 1 1 1 1 1 1 Rating 3.70

SomsatTV


Live streaming video by Ustream

 

Laba jeer riix sawirkasi aad u daawato, Somsat waa TVgii Somalisat WARARKA IYO BARNAAMIJYADDA MAALINKASTA

 
 

Comments   

0 #12 anti aging tips 2014-07-05 08:23
It's remarkable designed for me to have a web site, which is valuable in favor of my know-how.
thanks admin www.findhint.com
Quote
0 #11 online casinos 2014-06-28 21:27
We stumbled over here from a different web address and thought I should check things out.
I like what I seee so i am just following you. Look forward
to finding out about your web page for a second time.
Quote
+1 #10 Qanyare 2013-05-09 21:50
ASC? Somali sat waxaad ka fogtihiin dhexdhexaadnima da ,waxaan idin kula talin lahaa inaad magaca badashiin oo la baxdiin Punt land tv. Maxaa yeelay somali ma u sidnidiin. .waligiin waxaad keentiin dad lid ku ah somalinimada AMA anti Somali government .haddii aad wayseen ra,isawasaare Daarood kale Malaga dhigikaro miyaa.
Quote
0 #9 siyaad 2013-05-01 07:49
asc all aqiyarta ka shaqeya somalisat maxa ku dhacey tv ma haysan xal miya dad badan idnka socda online tv hada xal hen sxb xata sida tv kala somali ku hadlo youtube soo galiaya malinkasta sidii tv
sidas idinka rajeyna wcs
Quote
0 #8 shanta 2013-03-20 19:01
asc aad ayaan u mahasanthiin hadaad tihiin somsat waayo waxaa tihiin dhex dhexaad af maay maay ayaad noo soo tebisaan taariikhdeena ayaa idin xusi doonto thanks alot
Quote
0 #7 ibrahim ahmed 2012-10-22 06:09
salaan wacan dhamaantiin diyaariya yaasha barlaamishkan ok hadaan ugalo waxa aan doonayo inaan kahadlo aad iyo aadbaan uga xumahay gabdhihii somaliyeed eenadhalay eenaladhashay ama noodhaxay intaasi kudhacdo waa nasiib daro aad uweeyn oo uu ragu kamasuulyahay waxaana ufududeeyey wakhtiga dhacaymarkaa waxaanleeyahay ninka xun in ilaahay kaqabto gabdhaha sharafta leh hataxadereen gabdhuhu alle hacaawiyo waa uducaynayaa markaa ragu isuma ega aad udersa inta aan wax idindhexmarin waa bilaahi tawfiiq nabadeey
Quote
+1 #6 ibrah tuni 2012-09-10 14:45
ALL asc marka hore habalyo somali sat tv ayaa hawada idinku soo marinayaa marka xigana somaali weyn all habalyo ayaan lee yahay. somali sat tv kor u sii qada xiriirka dad weynaha iyo
Quote
-1 #5 fadumokhatumo 2012-08-18 19:58
ciidwanagsan umada islamka meelkastay joogaan dhamaaan gar ahaan umada somaliyeed waxan ilahay uga baryaynaa darajada bishii ramadan iyo malinta cidul fidriga fadligeeda in ilahay umada somaliyeed ee dacdaraysan melay joganba uu soo ururiyo iyagoo daremaya neecaw nabadadeed aamiin dhaha dhaman umada islamkay amin tvgan waxan leyahay ilahay haydinka abal mariyo dadalkiina qaliga ah tv kalena hakudaydeen inshalahu ciid mubarig dhaman umada muslimiinta aheey
Quote
-1 #4 farah 2012-06-08 08:33
:lol: :-)
Quote
+1 #3 Admins- 2012-06-02 08:54
Walaal halkan ayaad kala xidhiidhi
www.somalisat.net
Quote

Add comment


Security code
Refresh

 
 

 

Google+