asc magacaygu waa bashiir macalin calisalaad oo jooga wadanka yaman kana mida ardada somaaliyeed ee wax kabarta jaamacada axqaaf waxaan rabaa inaan ka djhiibto fikradayda maamulada faraha badan ee looga dhawaaqay jubooyinka xaruntana looga dhigay kismaanyo waxaan u arkaa inaysan u ahayn maslaxad umada somaaliyeed maanta in lasii kala googooyo oo nin ba xoogaa meel ku xaraysto waxaan u arkaa hadii aan soomaali wax kaqabana inaysan kadanbayney dhamaan gobolada kale waxaan kulatalin lahaa walaalahayga hogaaminaya maamuladaas oo ayagu isku jeedow fiiriya cadawgiina aad korkiisa isku haysataan oo idinku qoslaya mida kale soo nasiibd
as a w w salaan ka dib waxaan ku noolahaya wadanka mareykanka minnesota state waxaan doonayaa inaan helo somali chanel halka lagala xariiro sida talefonadiina waxaan rabaa inaad shaqo ii qabataan marka telefonada idacada emailka aan halkaas idinku soo qorey iigu soo dira mahadsanidiin

Fadlan fikirkaaga si xalaala oo xora uga dhiibo bogan,ahow qof ka dhowr soon cayda qabyaaladda, nacaybka, iyo karaamadilista dadka,dillapress.com waxa ay ka dhaxaysaa dhamaanba umadda Soomaaliyeed iyo inta kale ee xiisaynaysaba,Rayiyada dadku soo diraan ee ay ku cabiraan maaha kuwa aanu masuul ka nahay, qofna ma cabudhinkarno laakiin waxii dhibkeenaya waan ka ilaalilaa dadka, Please comment! Tribalism, hate, Plagiarism. and Character assassination is not allowed. like our Facebook page and twitter ,support us