Riix sawirka

Statistics

Members : 1137
Content : 1360
Web Links : 3
Content View Hits : 946586

Random Image

No images

ffff

 

Analysis ggl

Travel

Britney spears jaban waxa ay ku taal Afrika
 Heesaaga caanka ah Britney spearks maxay ka taqaan juquraafiga, aduunka inta uu u kala baxo
iyo wadamada caalamka .
fanaanadan  caanka ah ee reer maraykan ayaa waxa ay tidhi
" waligay liiska dhoofka ee nacaybka kuma darsan Japan, waayo waan jecelahay inaan kaluumaysto,
waxaan maqaley sigu caan ka yahay Afrika, iyo waxa ay ahaystaan cuntooyin kale oo  kalunka ah.


Paris Hilton,


"May may waligay maan tagin England , waxaan tagay London"

Brooka shields


"sigaarku waa dilaa  hadii aad dhimato waxa aad weysay qaybtii ugu mahiim sanayd
jidhkaaga".

Cyndi Lauper


 "hadii aad galmooto waxaad khatar ugu jirtaa inaad dhimato, dhimashadana lama soo celin karo"

waxan aan ka soo xiganey MSN.NO riix halkan

http://style.no.msn.com/tendenser/dumme-kjendissitater#image=7

Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay Magaalo Warar Music, sheeko, video audio dhagaysi heeso articles webkii hore Toolbarka install garee si aad u daawato TV Djibouti live ah iyo Somali Channel,iyo kuwa kale ee Soomaalida ,ciyaaraha