Riix sawirka

Statistics

Members : 1137
Content : 1360
Web Links : 3
Content View Hits : 946585

Random Image

No images

ffff

 

Analysis ggl

Life and Style

Britney spears jaban waxa ay ku taal Afrika
 Heesaaga caanka ah Britney spearks maxay ka taqaan juquraafiga, aduunka inta uu u kala baxo
iyo wadamada caalamka .
fanaanadan  caanka ah ee reer maraykan ayaa waxa ay tidhi
" waligay liiska dhoofka ee nacaybka kuma darsan Japan, waayo waan jecelahay inaan kaluumaysto,
waxaan maqaley sigu caan ka yahay Afrika, iyo waxa ay ahaystaan cuntooyin kale oo  kalunka ah.


Paris Hilton,


"May may waligay maan tagin England , waxaan tagay London"

Brooka shields


"sigaarku waa dilaa  hadii aad dhimato waxa aad weysay qaybtii ugu mahiim sanayd
jidhkaaga".

Cyndi Lauper


 "hadii aad galmooto waxaad khatar ugu jirtaa inaad dhimato, dhimashadana lama soo celin karo"

waxan aan ka soo xiganey MSN.NO riix halkan

http://style.no.msn.com/tendenser/dumme-kjendissitater#image=7

Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax. Boqorka Siciid Xasan Alleel  Iyo Boqorada Idil Axmed Siciid (Awgamboole). Anagoo Kala Ah  Maxamed Cali Muuse Iyo  Xaaskiisa Xaawa Dahir Caruurtooda  Oo Kala Cali,Imaan,Amaani,Saam,Warda,Yaasmiin Iyo Khadar Oo Dhamaan Jooga Ottawa, Canada Waxaan Hambayo La Soo Koobi Karin U Diraynaa 

Sidoo Kale Waxa Hambayo La Mid Ah Taasi U Diraya Anaga Oo Kale Ah Hooyo Cibaado Xaaji Muuse,Basra Siciid Cismaan Awgamboole Iyo Wiilkeeda Abdinasir, Adeero Maxamed Dubad Deer Iyo Xaaskiisa Iyo Dhamaan Caruurtisa , Cabdikarim Sh. Cabdiraxman Awgamboole Iyo Xaaskiisa Ayaan Mumin Axmed Iyo Caruurtoda Dhamaan Dadkaasi Oo Kala Jooga Canada Iyo Maraykanka Waxay Aan Hambalyo la soo koobi karin u diraynaa  Boqorka Siciid Xasan Alleel  Iyo Boqorada Idil Axmed Siciid (Awgamboole).  Oo Manta Oo Ay Bishu Tahay March 15, 2012  Uu Maherkoodu Ka Dhacay Magalada Riyaad Ee Boqortooyada Sucuudiga waxanan Leenahay Noqda Kuwii Isku Wara Ubad Khayr Qaba Kala Hela .. Wiil Iyo Cano Gabdh Iyo Caano Amiin Amiin Amiin

HANBALYO KU SOCOTA AROOSKA Dr AHMED ISMACIIL SICIID IYO HIBO CALI DHIIDHI

'
HANBALYO KU SOCOTA AROOSKA Dr AHMED ISMACIIL SICIID IYO HIBO CALI DHIIDHI  OO CAWA AROOSKOODU KADHACAYO WADANKA IMARADKA CARABTA GAR AHAAN MAGALADA ALCAYN
hadaba dhamaan dadka hoos ku xusan waxay hanbalyo iyo bogaadin udirayaan caruuska Axmed Ismacil Siciid iyo caruusada Hibo Cali Yusuf(hibo cali dhiidhi)oo cawa oo ah 10-11.03.12 arooskoodu
kasocodo magalada Alcayn ee wadanka

Abu Dhabi, United Arab Emirates

 
AAbe Cali Yusuf Muse
Hooyo Amino Axmed
yusuf Cali Yusuf
Dr Maxamed Maxamud Yusuf
Muse Maxamud Yusuf
Jamac Maxamud Yusuf
AAbe Cabdi Yusuf Muse
Nimco Cabdi Yusuf muse
Hodo Cabdi Yusuf Muse
 
ayaan cabdi yusuf muse
casha luul maxamud yusuf
axmed cabdi yusuf
yasiin cali yusuf
mustafe cabdi yusuf
iyo dhamaan reer axmed afwayne
aamina yusuf muse
caasha yusuf muse maryama yusuf muse
saado yusuf muse
cabdi nuur cali yusuf
Saleebaan maxamud dhiidhi
 
waxanu ilahay uga baryaynaa in uu noqdo aqal galkoodu mid ilahay ifka iyo akhiraba xiftiyo oo ubad khayr qaba iyo qoysbarakaysanba alle ka yeelo
waxanu leenahay soo barbaara.



Gudoomiyaha Jaamicadda Burco, Pro.C/raxman Jaamac Ducaale
G/kuxigeenka, Jaamicada Ismaaciil Maxamud Caraale.
Dhamaan Ardayda Jaamicadda Burco Waxay Hanbalyo U dirayaan Mudane. C/fataax
Siciid Jaamac{cfataax Shalumaray} oo ah Gudoomiyaha Ardayda Jaamicadda Burco.
Iyo
Marwo. Nimco Cabdi Yuusuf

Oo Meherkoodu kadhacay 07/03/2011, Hotel City Plaza ee Magaalada Burco





Aboo Siciid Jamac Cabdile{shalumaray}
Hooyo Kinsi Caydiid Xirsi
Adeer Maxamed Jaamac Cabdile
Adeer Axmed Jaamac Cabdile
Eedo Cadar Jaamac Cabdile
Eedo Deeqa Jaamac Cabdile
Eedo Carfi Jaamac Cabdile
Habaryaro Lodon Caydiid Xirsi
Hab. Suleekha Caydiid Xirsi iyo caruurteeda
Hab. Sabaad Caydiid Xirsi iyo caruurteed
Hab. Koos Caydiid Xirsi iyo Caruurteeda
Hab. Haweeya Caydiid Xirsi iyo caruurteeda
Hab. Canab Caydiid Xirsi iyo caruurteeda
Hab. Cibaado Caydiid Xirsi iyo Caruurteeda
Abtiyo. Maxamed Caydiid Xirsi iyo caruurtisa
Abt. Axmed Caydiid Xirsi iyo Caruurtiisa
Abt. Ismaaciil Caydiid Xirsi iyo Xaaskiisa
Abt. Maxamuud Caydiid Xirsi iyo caruurtisa
C/raxman Siciid Jaamac
Nuur Siciid Jaamac
C/dahir Siciid Jaamac
C/risaaq Siciid Jaamac
SaleebaanSiciid Jaamac
Sadaam Siciid Jaamac
Faadumo Siciid Jaamac
Nimco Siciid Jaamac
Hibaaq Siciid Jaamac
Xididka:


Aabo Cabdi Yuusuf Bare
Hooyo, Farxiya Xaaji Diiriye
Ayeeyo, Maryama Muuse Warsame Beerqaybshe
Hab. Nuura Xaaji Diiriye iyo Seygeeda
Hab. Safiya Xaaji Diiriye iyo caruurteeda
Hab. Aamina Xaaji Diiriye iyo Caruurteeda
Abti. Maxamed Xaaji Diiriye iyo caruurtiisa
Abti. Jamaal Xaaji Diiriye iyo Xaaskiisa
Abti. Axmed Xaaji Diiriye iyo caruurtiisa
Adeer Xuseen Yuusuf Barre
Adeer Aadan Yuusuf Barre
Eedo, Milgo Yuusuf Barre
Yaasiin Cabdi Yuusuf
Hoodo Cabdi Yuusuf
ikraan Jaamac Cabdi
Cabdi Fuaad Cali
Barwaqo Fuad Cali
Najma Fuaad Cali
Zayid-Cumar Fuaad Cali
Dulmar FUaad cali
Shiine C/lahi X.cabdi
Nasra Aadan Cilmi
Faysa Maxmed Cabdi
Aniisa Maxamed Cabdi
Naasir Maxamed Cabdi
Maxamed Cali Maxamed
saleebaan maxamud dhiidhi
Dhamaan Akhyaartani waxay Hanbalyo iyo Bogaadin Udirayaan

C/fataax Siciid Jaamac {c/fataax shalumaray}
iyo
Nimco Cabdi Yuusuf

Oo Meherkoodu kadhacay 07/03/2011, Hotel City Plaza ee Magaalada Burco




Aabo Ismaaciil Muumin Aare iyo Hooyo Sucaad X. Dayib Sheekh, Awoowo X. Dayib
sheikh, Ayeeyo Xaliimo Aw Jamac Warsame, Nimco X. Dayib Sh iyo caruurteeda,
Sahra X. Dayib Sh iyo Caruurteeda, Maxamed X. Dayib Sh iyo xaaskiisa,
Cabdiqaadir X. Dayib Sh iyo xaaskiisa, Abdiwasic X. Dayib Sh iyo xaaskiisa,
Eddo Dayiba Aw Cali Aare iyo caruurteeda, Eddo Caasha Muumin Aare
caruurteeda, Eddo Mako Cismaan Aare iyo caruurteeda, Eddo Madiino Cismaan
Aare iyo caruurteeda, Adeer  Axmed Cismaan Aare, Mukhtaar Cumar Muumin iyo
xaaskiisa Filsan Abokor Sh. Cabdi, Abokor Cumar Muumin iyo xaaskiisa, Axmed
Wali Cumar Muumin iyo xaaskiisa, Foosiya Cumar Muumin iyo caruurteeda, Canab
Cumar Muumin iyo caruurteeda, Liibaan Ismaaciil Muumin, Shugri Ismaaciil
Muumin, Cabdiraxmaan Yuusuf,



dhammaan dadkaasi oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay
hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan  boqorka iyo
boqoradda



*Cabdishakuur Ismaaciil Muumin*

*iyo*

*Xayaad Ismaaciil Ciise*

* *

Oo Mehekoodu ka dhacay 03/03/2011, Magaalada Hargeisa, waxaanan leenahay
noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela Aaaamiiiiiiiiiiiin
Aaaamiiiiiiiiiiiin.







Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Prof. Ismail Mumin Aare iyo Xaaskiisa,
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyaynta Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka
Gaashaandhiga Ahmed X. Cali Cadami, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw
Daahir, Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cabdillahi Cismaan
Geeljire, Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Axmed Xaaji Oday, La-taliyaha
Madaxwaynaha ee Arimaha Bulshada Bashiir Xariir. Wasiirkii Hore ee Arimaha
Gudaha Cabdillahi Ismaaciil Cali (Ciro), Wasiirkii Hore ee Macdanta iyo
Biyaha Cismaan Sheekh Cabdi Sh. Muxumed, Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Abiib
Xassan Filfil, Wariisku Xigeenkii Hore ee Beeraha Maxamuud Xaaji Warsame,
Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil, Suldaan Ismaaciil Sul. Cabdiraxmaan,
Suldaan Yuusuf Aw Muuse, Suldaan Nuur Axmed Jibriil (Nuur dheere),
Xildhibaan Maxamuud Axmed Barre (Garaad), Xildhibaan Nuur Rayaale,
Xildhibaan Axmed Barkhad, Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle, Xaaji
Dayib Sh. Muxumed Kaahin, Xaaji Abiib Mumumed Mooge, Ugaas Ismaaciil Xassan
Mataan, Sheekh Maxamuud Sh. Muxumed Raage, Caaqil Ciise Axmed Jibriil, Cabdi
Cumar Gudaal, Xassan Xuseen (Cod-yare), Xassan Ciise, Cabdiqani Ahmed Askar,
Maxamuud Muxumed Nuur, Axmed Cismaan Aare, Farxaan Siciid Khaliif, Faarax
Cabdillahi, Eng. Maxamed Xasan Cige, Xasan Cadnaan, Mowliid Maxamuud
(xisbi), Faysal Maxamed Xassan



Dhammaan waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan
meherka.



*Cabdishakuur Ismaaciil Muumin*

*iyo*

*Xayaad Ismaaciil Ciise*

* *

Oo Mehekoodu ka dhacay 03/03/2011, Magaalada Hargeisa, waxaanan leenahay
noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela Aaaamiiiiiiiiiiiin
Aaaamiiiiiiiiiiiin.



Cali Cabdi Cali iyo Xaaskiisa, Yaasiin Xaashi Aaden iyo Xaaskiisa, Maxamed
Faarah Guuleed iyo Xaaskiisa, Yuusuf Faarax Qayaad iyo Xaasaskiisa, Maxamed
Caydiid Ardaale iyo xaasaskiisa Mukhtaar Cumar Muumin iyo Xaaskiisa, Mustafe
Cabdi Cali iyo Xaaskiisa, Cabdiraxmaan Axmed Cilmi iyo Xaaskiisa, Dr.
Cabdirashiid Aye iyo Xaaskiisa, Mukhtaar Xassan Maydhane iyo Xaaskiisa,
Khaddar Muxumed Idiris iyo Xaaskiisa, Cabdiraxmaan Aaden Maxamuud iyo
Xaaskiisa, C/rashiid Maxamed Cabdi iyo Xaaskiisa, Axmed Maxamed Xassan,
Xasan Geedi Qayaad iyo Xaaskiisa, Cabdirisaaq Cabdilaahi Kaahiye iyo
Xaaskiisa, Cabdirisaaq Maxamed Faarax iyo Xaaskiisa, Maxamuud Sh. Faarax iyo
Xaaskiisa, Cabdiqaadir Xasan Mataan, Maxamed Axmed Xassan, Cabdiqadir Faarax
Xassan, Muxiyadiin Muumin Caateeye, Maxamed Axmed Cawaale (Libax), Sahal
Xasan Cabdillahi, Cabdirashiid Maxamed Alla-bari, Mustafe Maxamed Daahir,
Dr. Khaalid Saleebaan Khaalid, Dr. Mubarik Maxamed Daahir, Cabdifatax Cali
Cabdillahi, iyo khadar Cali



Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u
dirayaan meherka boqorka iyo boqoradda



*Cabdishakuur Ismaaciil Muumin*

*iyo*

*Xayaad Ismaaciil Ciise*

* *

Oo Mehekoodu ka dhacay 03/03/2011, Magaalada Hargeisa, waxaanan leenahay
noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela Aaaamiiiiiiiiiiiin
Aaaamiiiiiiiiiiiin.

Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay Magaalo Warar Music, sheeko, video audio dhagaysi heeso articles webkii hore Toolbarka install garee si aad u daawato TV Djibouti live ah iyo Somali Channel,iyo kuwa kale ee Soomaalida ,ciyaaraha