toolbar powered by Gamal Cabdallahi Amin
" Dillapress ka bogo Wararka Dalka iyo dibada oo degdega, Rogo Toolbarka oo ka daawo LIVE TV sida RTD Djibouti TV IYO UNIVERSAL iyo Sports. "
Custom Search
 
 

1

Rukumo Facebook iyo Twitterka oo nagala soco Follow dillapress on Twitter

Top News From Somalia

Sports

Main Menu

Ads

Adsen

................

and

DillaPress Video's

Watch videos at Vodpod and more of my videos
Boga Tacsiyaha


TACSI INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJACUUN Marxuun Cumar Xassan PDF Print E-mail
Thursday, 19 August 2010 17:12

Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ilaahay ha u
naxaristee Omar Hassan oo ku geeriyooday Magalada Toronto,ee dalka Canada.
Waxaan tacsi gaar ah u diryanaa dhamaan qaraabadisii siiba xaaskisii(Amina Sh
Ibrahim Si’arag), caruurtisii iyo dhamaan saaxibadiisi oo dhan. Waxaa ilahay uga
baryanaa
Last Updated on Thursday, 19 August 2010 17:25
Read more...
 
TACSI,INALILAAHI WA INALILAAHI RAJUCUUN,GEERIDU WAA XAQ PDF Print E-mail
Wednesday, 11 August 2010 13:44

HALKAN WAXANU KA TACSIYADAYNAYNAA QOYSKA IYO QARABADA UU KA GEERIYOODAY MARXUUN,
 YUSUF XUSUN  XIINWAAL
OO SHALAY KU GEERIYOODAY WADANKA HOLAND , MAGALADA ALKMAAR
 , HADABA WAXANU  TACSI HAWADA UMARINAYNAA
 GEERIDAA NAXDINTA LEH EE KU TIMI  QOYSKA REER XIINWAAL IYO DHAMAN JALIYADA SOMALIDA
 
EE WADANKA HOLAND.
Last Updated on Wednesday, 11 August 2010 13:47
Read more...
 
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun PDF Print E-mail
Wednesday, 11 August 2010 13:37

 

Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay ha u
naxaristee Shamis Mohamoud Da’ud oo manta ku geeriyootay goblka Kansas ee dalak
maraykanka.

Read more...
 
TACSI Wxaaan tacsi u diryanaa PDF Print E-mail
Thursday, 10 June 2010 22:59
qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ilaahay ha u naxariistee Cosob Da’uud
Yusuf oo shaylay ku geeriyootay wadankii. Waxaa Ilaahay uga baryanaa
Marxuumadaasi in Ilaahay geeyo janadii qoyskii ay ka baxdayna samir Ilaahay ka
siiyo.
Read more...
 
TACSI INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJACUUN PDF Print E-mail
Monday, 07 June 2010 22:01
Waxaa shalay ku dhintay
Magaalada Gabyaray Ilaahay ha u naxariisdee Mohamoud Hori Are. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan halaka
uga tacsinaynaa qoyskii, saxibadii iyo dhamaan reer Hori geerida naxdinta leh ee
ku timid. Marxuunkaa waxaan Ilaahay uga baryanaa in Ilaahay uu geeyo janadii
amiin amiin
 
1.Sheikh A/rahmaan Warfaa xaaskiisa
2.    Smail Nur xaaskiisa
3.    Mohamed Sheikh Mohumed
Alabari iyo xaaskiisa
4.    Omar Abdi Gele iyo xaaskiisa
5.    Hassan Sheih Ali iyo
Read more...
 
Tacsi Ka Socota Reer TX Dallas . Marxuun SH. Cumar Barkhad Rooble PDF Print E-mail
Friday, 04 June 2010 18:14

Dhamaaanba  Reer TX Dallas Waxay Tacsi ay ka tacsiyeynayaan waalidkooda sh Cumar Barkhad Roble ...
waxaan eebe u weydiinaynaa Sheekhaa wayn  in Eebeheen
jannada ka waraabiyo...innagana samir iyo immanan inaga siiyo....aaamin

Nuux Amin
 
Tacsi Ka Socota jahliyadda Awdal Iyo Salal ku nool Arizona iyo California Ehliyaddii Marxuumiinta Geele Cadr iyo Mohamed Abdilaahi PDF Print E-mail
Thursday, 20 May 2010 20:51

 

INAA LIHAAHI WA INAA ILEYHII RAAJICUUN
Anagoo ah dhamaan Jaaliyada reer Awdal iyo Salal ee ku nool gobolada  California iyo Arizona ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen Geele Cadar iyo Mohamed Cabdilaahi  Waxaan Eebe ka baryeynaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo marxuumiinta, qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay geeriyoodeena ka siiyo samir iyo iimaan.
Ali A. Hori

 
SOMALILAND XAL WAXA U HAYA CIDA MUSTAQBALKEEDA KA BAD BADISA DHAQALO XUMADA IYO TAARIIKH LA AANTA,SOMALIYA MASLAX SIYAD BARA U SHARAXAN,WADANKANA SHIRKADO QALAAD BAA GACANTA LOO GALINAYAA,HADA BA MANTAY DABA QABASHO LEEDAHAY PDF Print E-mail
Thursday, 20 May 2010 20:13
waxa qoom kasta oo ilahay ku uunkay calamka uu ka fakaraa mustaqbalkiisa hadaba
hada somaliland waxa ka hadhsan dorashadii
Read more...
 
Tacsi Tiiraanyo leh Mohamed abdilaahi Rooble PDF Print E-mail
Thursday, 20 May 2010 19:07
  Anagoo Ah Dhamaan jaaliyada ree ADAL ee ku dhaqan magaalada JÖNKÖPING ee dalka
SWEDEN  waxaan tacsi tiiraanyo leh si gaara u diraynaa tififtiraha saylacnews.com
iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Mohamed abdilaahi Rooble . oo Ku
geeriyooday Magaalada Nashvil  ee dalka maraykanka ,
Read more...
 
CONDOLENCE : Geele Adar's death PDF Print E-mail
Wednesday, 19 May 2010 14:29

 

ARDAA Board members, Chapter ,Council Members,  and Supporters were saddened with
the great sense of loss when we heard of Geele Adar's  death. The father of ARDAA
coofounder Ibado Geele Adar . It is a black weak for Ardaa and all its members
,suporters and founders.

Read more...
 
Condolence Mahamed Abdillahi Roble PDF Print E-mail
Wednesday, 19 May 2010 14:25



We, at ARDAA are extremely sad to hear about the death of Mahamed Abdillaahi Rooble
who died in  Nashville Tannsee  on May 17, 2010. We extend our deepest sympathies
and condolences to the family, relatives ARDAA Tannsee Chapter , ARDAA Board of
directors and  all  Adal communiteis in Diaspora at large.
Read more...
 
NAALI LAAHI WA INALIHAAHU RAJUCUUN GEERIDU WAA XAQ PDF Print E-mail
Sunday, 16 May 2010 14:13

WAXANU TACSI TIIRANYO LEH U DARAYNAA QOYASKII IY QARABADII
IYO DHAMAAN SHACABKA SOMALILAND GEERIDII KU TIMI WASIIRKII HORE EE GANACSIGA
CISMAAN QASIM QODAX OO MAGALADA HARAYSA KU GEERIYOODAY SHALAY
Ilaahay waxanu uga baryay naa janadii farduusa in alle ka warabsho
Read more...
 
TACSI Mohamed Abdirahman Omar PDF Print E-mail
Wednesday, 21 April 2010 18:21

 

 

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee kutimid qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Mohamed A/Rahmaan Omar oo shalay ku geeriyooday magaalada Dallas, TX.

Last Updated on Wednesday, 21 April 2010 18:30
Read more...
 
CONDOLENCE :Our thoughts and prayers are with the family of Osman Ahmed Haji Bahdoon PDF Print E-mail
Wednesday, 21 April 2010 18:18
REST IN PEACE

Our thoughts and prayers are with the family of Osman Ahmed Haji Bahdoon during their difficult time. It was with a great sense of loss when we heard of Osman Ahmed Haji Bahdoon death in OttawaCanada on Tuesday April 20, 2010.

Last Updated on Thursday, 22 April 2010 14:46
Read more...
 
TACSI Inaa Ilaahi Wa Ina Ileyhi Rajucuun PDF Print E-mail
Sunday, 28 March 2010 19:42

Dhammaan jaaliyada reer awdal , jabuuti iyo ethiopia ee kunool dalkan yemen waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii , qaraabadii,   shacabka iyo xukuumada somalilandba geerida ku timid alla ha unaxariistee marxuum maxamed xasan mataan oo dhawaan ku geeriyooday magaalada london ee carliga ingiriiska.
Read more...
 
TACSI Inaa Ilaahi Wa Ina Ileyhi Rajucuun PDF Print E-mail
Friday, 26 March 2010 22:22
Bissmillaha Rahaman Raheem

 
Read more...
 
TACSI Inaa Lilaa wa inaailahi raajicuun PDF Print E-mail
Sunday, 14 March 2010 00:26
Waxaan halka tacsi uga diraynaa Qoyskii ay ka geeriyootay
Hodan Axmed Yasiin Isse iyo dhamaan reer Ahmed Yasiin Isse meelkasda oo ay kala
joogaanba. Waxaan marxuumadaa Ilaahay uga baryaynaa in Ilaahay geeyo jadanadii
qoyskii ay ka baxdayna samiir Eebe ka siiyo aamiin.
Read more...
 
TACSI INAALIHAAHI WA INAA ILAYHI RAJACUUN PDF Print E-mail
Friday, 12 March 2010 16:43



waxan halkan tacsi  tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska reer (ahmed yaassiin ciise)
geerida ku timid walaashayo Hodan ahmed yaassiin ciise oo ku geeriyootay (diridhaba
ethiopia) bishan march 11keedii
Last Updated on Friday, 12 March 2010 16:53
Read more...
 
TACSI .SH.IBRAAHIM X.MAKOW;E PDF Print E-mail
Tuesday, 02 March 2010 23:33

ANIGOO AH MUSTAFE CISMAN GUUL WAXAAN TACSI TIIRANYALE  DILLAPRESS UMARINAYAA EHELKII QARAABADII IYO ASAXAABTII UU KA GEERIYODAY SHEEKH IBRAAHIM XAAJI XASAN MAKALAWLE OO DHAWAN KU GEERIYOODAY DALKA ITOOBIYA  ILAAHAY SAMIR IYO IIBAN HAYNAGA WADA SIIYO MARXUUNKA ILAAHAY JANOOYINKIISII HAGEEYO AAMIN AAMIN AAMIN
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
 
CONDOLENCE Inaali laahow wa inaa Ilaahi raajicuum PDF Print E-mail
Thursday, 18 February 2010 17:07
Condolence to Mohamoud Habane Alamagan (Mohamoud Dhaal) family and friends.
We were deeply saddened to hear the news about the death of beloved Mohamoud,
Read more...
 
TACSI INNAA- LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJIACUUN!!! PDF Print E-mail
Sunday, 07 February 2010 20:27

Aniga oo ku hadlaya magaca reer muuse Barre iyo bahda ba (Qadaro)
Read more...
 
TACSI Inaalilaahi Wa Inaaa Ilaahi Rajacuun PDF Print E-mail
Monday, 01 February 2010 14:59
dhammaan bulshada ka soo jeedda deegaamada wajaale- dilla- borama- awbarre iyo
hargaysa ee ku nool dalka maraykanka gaarahaan gobolka Texas waxay halkan tacsi
Read more...
 
TACSI INALI LAAHI WA INAA ILAYHU RAAJICUUN PDF Print E-mail
Tuesday, 26 January 2010 13:53
Waxan halakan tacsi uga gudbinaynaaa aniga oo ku hadlaya magaaca qoyska reer carab
Read more...
 
BAHDA TOGAHERER MEDIA WAXAY TACSI U DIRAYAAN GEERIDA KU TIMID ALLE SWT HA U NAXARIISTEE COL.MAXAMUUD MUSE COLOW PDF Print E-mail
Sunday, 10 January 2010 14:04
Read more...
 
TACSI ANAGOO AH JAALIYADA AWDAL SALAL IYO GABILAY EE KU DHAQAN DALKA SWITZERLAND WAXAANU TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYNAA AMBASATOOR MUUSE XIRSI FAAHIYE OO AHAA SAFIIRKA UFADHIYA SOMALIYA DJIBOUTI ANAGOO KALA AH PDF Print E-mail
Sunday, 10 January 2010 14:01

Read more...
 
Inaallilaahi wa inaa ilaahi raajicuun waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa marxuun PDF Print E-mail
Saturday, 09 January 2010 21:09
col maxamuud muuse colow oo shalay ku geeriyooday magaalada Boorama
anaga oo ah dhamaan eheladii col maxamuud muuse colow 
Read more...
 
INAALILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJICUUN PDF Print E-mail
Saturday, 09 January 2010 21:06
Read more...
 
Tacsi Ka Socota Ururka Dhalinyarta al-Nour PDF Print E-mail
Saturday, 09 January 2010 21:02
Read more...
 
Inaaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun PDF Print E-mail
Saturday, 09 January 2010 21:00
Annagoo ah dadka hoos ku qoran oo kala jooga Canada, Maraykana iyo Europe waxaan
tacsi
Read more...
 
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN PDF Print E-mail
Saturday, 09 January 2010 20:56

  Hadaanu nahay dadka hoos ku qoran ee degan[ uk] waxaan tacsi tiiraanyo

Read more...
 
Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa ILayhi Rajacuun PDF Print E-mail
Friday, 08 January 2010 23:22
dhammaan bulsho waynta reer Awbarre, Borama, Dilla, saylac lughaya,wajaale iyo
jig-giga ee ku nool gobolka texas ee maraykanka waxan halkan taxci ballaadhan uga
diraynaa geerida ku timid marxuum( mohammuud ciise colow) oo xalay jimcihii ku
geeriyooday magaalada borama!!. waxan ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno
ka waraabiyo ehelkiisiina samir iyo iimaan ka siiyo allaahuma aammiin.
                                               
"abdirahman barre"
 
« StartPrev12NextEnd »

Page 1 of 2
Copyright © 2009: All Rights Reserved : Dillapress.com, Media Network

Powered by G. A.Amiin ...Design
web counter code
Visits Increase your website traffic with AutomaticSiteMap.com