waa imisa indhood , bishimood
SANCA,( Dillapress.com) Mudaharaado laxaadleh oo ay iskugu soo baxeen kumanaan kun oo shabci weynaha reer yemen ayaa ka dhacay caasimada wadan kaasi ee Sanca,
Mudaharaada yaashan ayaa ka soo horjeeda xulumadda Madaxweyne Cali Cabadale saalax
waxaana ugu baaqayeen inuu is casimo madaxweynhu diimoqraadiyadana ku dhaqmo, madaxweyne Salax oo dib loo doortay sanadkii 2006 oo wadanka xukumaayay 6 sanoa yaa lagu eedeeyay inuu xukunka la rabo wiilkiisa oo haatan ah madax ilaalada madaxtoyadda ee wadankaasi , wasiir ka daakhiliga ee wadankaasi Motahat Rashiid ayaa u sheegay Aljasiira inay aanay Yemen la mid ahayn Tunisia Mudaharaadaduna ay yahiin kuwo u dhacaaya si banada,
si kastaba haatee sanadkan ayaa loogu yeeshi doo naa sandkuu Revolusionka Caalamka Carabta ee dictaytarada lagaga takhalusaayay.
Madaxbadan oo carbeed ayaa iyaguna wadnaha farta ku yaha ku waasi oo ay ka mid yahiin Boqortooyada Sacuudiga.Internetka ayaa noqday aalad aduunka wax badan ka badashay taasi oo ay sobobtayay aduun kii oo noqday magaala kaliya oo lawada og yahay waxa maanta ka dhaca caalamka isla daqiiqadiiba iyo dhaqamada diimoqraadiyadda iyo wax yaale kaleba saamayn weyn ku yeeshay.