Riix sawirka

Statistics

Members : 1137
Content : 1360
Web Links : 3
Content View Hits : 946557

Random Image

No images

ffff

 

Analysis ggl

Universal TV live Daawo

Comments  

 
+1 #4 Axmed 2012-05-13 12:07
Farxiya waad mahad santayay walaal kuna soo dhawaw TV universal , sobobtu waxa weeye
dadka daawada TVga ayaa aad ubadan maalintaasi oo xiiseeya musal salka
markaasi inaanu bilaabmin ka hor
sii shidto tvga dadka qaar ayuu ka buuxsamaa
Quote
 
 
0 #3 Cali 2012-05-05 20:52
Farxiyo abaayo waxa waaye ciladu baan u malyanayaa flashplayer ayaa kaa maqan
browserkaaga,
waxaa ugu fiican internet explorer kiisa ugu dambeeyay
ie 9, ama firefox nooca u dambeeyay
komputerka gasho.
Quote
 
 
0 #2 Axmed 2012-05-03 15:45
Walaal halkan ayaad ka daawan kartaan
Musal salka Zuhura Afsoomaali
Halkan isaga oo duuban
haduu kuu soo baxi waayo computerkaaga
ayaa culus iska masax history waxii aad daa watay waxaa ugu fiican oo aad ku daawankantaa Firefox .
webkan walaal autoplay waaye markaad furtaba waa shidmayaa yara sug wax yar
ama ciladu waa internetkaaga ayaa daciifa
Quote
 
 
-1 #1 farxiyo cise 2012-05-01 17:53
ascwrwb wan idiin salaamay dhamaan reer tv universal walaalayaay waxaan jeclahay inaan dawado musasalka ZUHUL waxaan ka dawadaa pc mana iso baxaayo universal cilada ma garanaayo markan daro wuu wareganaa kaliya wana mahadsantihiin
Quote
 

Add comment

Isdiwaan gali si comments kaagu automatic ah u daabacmo hadii kale waa inaad sugtaa moderator
Unregistered ma masixikartid qoraalkaaga
waligaa dhex dhexaad ahow fikirkaagu waa inuu ahaadaa mid madax banaan oo ka maqan cay cid jecleyasi iyo qabileysi


Search Ka Raadi waxii Ku dhaafay Magaalo Warar Music, sheeko, video audio dhagaysi heeso articles webkii hore Toolbarka install garee si aad u daawato TV Djibouti live ah iyo Somali Channel,iyo kuwa kale ee Soomaalida ,ciyaaraha