updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Shay qariiba oo loo maleeyay malaa'iig ayaa lagu arkay Masjidka Nabiga (CSW)-daawo

  • Published in Dhacdooyinka

Mucjico Rabaani ah aayaa lagu arkey Masjidka Nabiga CSW, ee magaaladda , Maalin jimce ah oo lagu tukanaayay Masaajidka nabiga

ayay Kamaradda gaafwareegta ee waardiyaysa  masjidka ay qabatay Shey mucjico Ilaahi ah oo wadacad suuradda Bani'Aadamka leh laakiin nuur calaa  nuura ah .

saxaafadda caalamka islaamka ayaa todobaadkanba Qaadaadhigaysay faaladda Shaygaasi qariibka ah , waxaana haatan culmadda Islaamka hortaala masalo cajiiba oo ka nixisay qofkasta oo Islaama  Telefishanka qaranka ee Sacuudi Carabiya ayaa laga soo daayay Halkan ka daawo Muuqaalka Videogaasi.

 

 
 

 

Google+